Al Hadaf Schools

Al Hadaf Schools Better Teaching & Learning.

Jimco wanaagsan!
09/08/2024

Jimco wanaagsan!

Maamulka dugsiga Al Hadaf Schools l waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan umadaha muslimiinta ah gaar ahaan ummadda soomaa...
09/04/2024

Maamulka dugsiga Al Hadaf Schools l waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan umadaha muslimiinta ah gaar ahaan ummadda soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed. Sidoo kale waxa aan u hambalyeynanaa dhammaan waalidiinta macallimiinta iyo ardayd dugsiga Al-Hadaf Primary and Secondary School waxa aan alle uga baryeynaa cimiri dheer iyo cibaado suuban.
ciid wanaagsan meel waliba oo aad joogtaan.

07/02/2024
Ogaysiis,Dugsiga Alhadaf waxa uu dib u furmayaa Maalanta sabtiga ah ee nagu soo beegan 03/02/2024 hadii Alle idmo.
31/01/2024

Ogaysiis,
Dugsiga Alhadaf waxa uu dib u furmayaa Maalanta sabtiga ah ee nagu soo beegan 03/02/2024 hadii Alle idmo.

Address

Darusalam Street, Daynile District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Hadaf Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al Hadaf Schools:

Shortcuts

Share

Category