15/06/2023
Kulmiye institute waxa uu ogeysiinaya ardayda ku dhaqan magalada mugadishu Gaar ahaan Degmada Kaaraan, in uu qabanayo fasallo cusub oo kale ah FORM ONE IYO FORM FOUR
SCHOOLKA WAXA UU KU YAALAA INTA U DHAXEYSO JIIRO IYO SHALEEMO LIIBAAN, KAARAAN.
14/10/2022
Tareen ayaa waxa uu sii daaynaya dhawaaq hir-baaciisu (wavelength) yahay 3m iyo rakaadkisa (frequency) yahay 85.3HZ. keynaanka (velocity) codka waxa uu noqonayaa
A) 28.4 m/s B) 255.9 m/s C) 295m/s D.None
07/10/2022
Su'aasha Maanta.
Isku day in aad ka jawaabto su'aashan.
Aabo ayaa afar laab ka weyn Da'da Wiilkiisa, haddii faraqa da'dooda ay tahay 27 sano, sheeg da'da wiilka iyo aabaha?
Jimco Wanaagsan.
25/07/2022
Kulmiye Institute of science and Technology.
Kulmiye waa keed aqooneed,
Waana kobciyaha ardayga.
01/04/2022
Waxaan guud ahaan umadda muslimiinta gaar ahaan shacabka soomaliyed ugu hambalyey heynaa bilashada bisha barakeysan ee .
Allah hana waafajiyo ajirkeeda.
27/02/2022
Subax wanaagsan
Bahda waxbarasha ee ku tixan page kaan