Midowga Ardayda Jaamacada Modern

Midowga Ardayda Jaamacada Modern

Share

jaamacada Modern waxa eey kamid tahay jaamacada dalka ugu sareeyo ee bixiyo Tacliinta sare ee waxbarashada.

page kaan waa page ka rasmiga ah ee midowga ardayda Modern waxaan kuusoo gudbindoonaa fariinta midowga ardayda iyo howlaha midowga sidookale waxaad kala socon doontaa fariimaha guud ee jamacada Modern University. xarunta jaamacada ee dhexe waxa eey kutaalaa dagmada hodan agagaarka carwo Taleex
xarunta labaad ee jamacada waxa eey kutaalaa dagmada yaqsgiid agagaarka mount siinaay .

Photos from Modern University for Science and Technology's post 27/09/2022
03/09/2022
22/08/2022
01/08/2022
01/08/2022
27/07/2022
Photos from Midowga Ardayda Jaamacada Modern's post 27/07/2022

Waxaa si rasmi ah u bilawday tartanka kubadda cagta ee koobka Todobaadka Dhaqanka Iyo Hiddaha waxaana koobka si rasmi ah u daah furay Guddoomiye Ku-xigeeynka Jaamacadda, Dr Haruun Rashid Sheikh Omar . Kulanka 1-aad ee furitaanka waxaa uu dhexmaray KULLIYADDA CULUUMTA MAAMULKA DADWEYNAHA IYO NIDAAMKA DOWLIGA AH (Public Administration & GovernmentalSystem) IYO KULLIYADDA KAL-KAALIYAASHA CAAFIMAADKA GUUD (GENERAL NURSING)*.

Waxaana ugu dambeyn ay ciyaartu kusoo idlaatay 3-8 oo ay guushu ku raacday Kulliyadda KAL-KAALIYAASHA CAAFIMAADKA GUUD( General Nursing) .

-sano_Guurada_Jaamacadda_&Xuska_Todobaadka_Dhaqanka_iyo_Hiddaha2022.

.
.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Hodan-District
Mogadishu