Maamulka Dugsiga Sare ee Xaaji Diiriye oo abaalmarin siiyay una mahadceliyey ardaydii tartan aqooneedka dugsiyada sare ee Gaalkacyo oga qayb galey.
Haji Diriye College Prep
Machadku wuxuu bixiyaa waxbarashada dadka waawey oo ka kooban Dugsi H/dhexe iyo sare .Wuxuuna Ku bixinayaa muddo kooban oo 4 sano ah
15/03/2026
15/03/2026
Maamulka Dugsiga Sare ee Xaaji Diiriye oo abaalmarin siiyay una mahadceliyey ardaydii tartan aqooneedka dugsiyada sare ee Gaalkacyo oga qayb galey.
07/03/2026
Hambalyo Mamulka , Macalimiinta iyo ardayda Dugsiga Sare ee Haji Diriye College oo noqday Dugsigii sare ee ugu horeyey oo Simi-Final iska xaadiriyey guul lataabankana kasoo hoyiyey tartan aqooneedka Dugsiyada Sare ee Dagmada Galkacyo.
Iskuulada 18+ka ee aan bah wadaagta nahay ee tartanku nadhexmarayna waxaan leenahay hambalyo waad dadaasheen waana wada guulaysanay waxaana rajaynaynaa inaad dadaalkiina labajibbaartaan tartamada dambana Guulaysatan insha allah.

05/03/2026
Hambalyo ardayda Haji Diriye College oo saaka guul wayn kasoo hoyiyey tartan aqooneedka Dugsiyada sare ee Degmada Galkacyo.
Hambalyo ardayda Haji Diriye College oo saaka guul wayn kasoo hoyiyey tartan aqooneedka Dugsiyada sare ee Degmada Galkacyo.
15/02/2026
TACSI:
إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Maamulka , Macalimiinta iyo Ardayda Machadka Haji Diriye College prep waxay Macalin Bishaar Abdulahi Asad uga tacsiyeynayaan Geerida kutimid Eyeydiis XAALI ALI SHIRE.
Waxaan Alle Uga baryaynaa inuu Qabriga u waasiciyo kitaabkeedana midigta uga dhiibo Samir iyo iimaana alla hakasiiyo dhammaan qoyskii , ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday.
23/12/2025
TACSI:
إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Maamulka , Macalimiinta iyo Ardayda Machadka Haji Diriye College prep waxay tacsi tiiraanyo leh udiryaan dhamaan qoyskii ,ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Abdulahi Mohamed Xasan oo gacan ka xaqdaran ay xalay kudishay Magalada Glkyo .
Waxaan Alle Uga baryaynaa inuu Qabriga u waasiciyo kitaabkana midigta uga dhiibo, Samir iyo iimaana Rabbi naga wada siiyo.
Maamulka iyo Macalimiinta Machadka Haji Diriye Ayaa Agab dhisme ugu tabarucay Guriga loo dhisayo Aqoontii ilma Macalin sigarad.
Agabkaas ayaa waxaa kala wareegay Maamulka Omar Samatar Secondary School iyo ehelada UN Macalin sigad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252