Mogadishu Job Fair

Mogadishu Job Fair

Share

Mogadishu Jobs Fair is a private & public sector-led unique employment programme designed to create

Photos from Mogadishu Job Fair's post 16/12/2025

Somali STEM Summit, madal isu keentay arday, hal-abuurayaal, jaamacado iyo hoggaamiyeyaal si loo horumariyo cilmiga, teknoolojiyadda, injineeriyadda Somaaliya

Photos from Mogadishu Job Fair's post 16/12/2025

Sawiro: Bandhigga Somali STEM Summit, oo madal isu keentay arday, hal-abuurayaal, jaamacado iyo hoggaamiyeyaal si loo horumariyo cilmiga, teknoolojiyadda, injineeriyadda iyo xisaabta.”

Photos from Mogadishu Job Fair's post 15/12/2025

Today we gather to celebrate innovation, resilience, and the future of Somali talent in Science, Technology, Engineering, and Mathematics.

Somali STEM Society

Photos from Mogadishu Job Fair's post 03/12/2025

Doodda Shirka Hoggaanka iyo Hal-abuurka 2025 ayaa maanta lagu falanqeeyay ‘Inclusion of Innovation in Women and Youth,’ iyadoo lagu adkeynayo muhiimadda hal-abuurnimada iyo fursadaha loo abuuro dhalinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed.
dhammaan ka qaybgalayaasha, gaar ahaan Drs. Sadiya Siad, oo si qoto dheer uga hadashay caqabadaha jira iyo xalalka hal-abuurka ku dhisan ee kor u qaadaya koboca iyo hufnaanta mustaqbalka shaqo ee bulshada.

03/12/2025

Catch the best moments from the Somali National Job Fair.
Organized by the Ministry of Labour & Social Affairs, Hano Employment Hub & Hano Academy.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademyHano Employment Hub

03/12/2025

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa ka hadlay madasha, isagoo iftiimiyay muhiimadda kaabayaasha, shaqo-abuurka, iyo fursadaha horumarineed ee dalka.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademyHano Employment HubSadiyo Siad

03/12/2025

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka hadlay madasha Bandhiga Shaqooyinka Soomaaliyeed 2025, isagoo adkeeyay muhiimadda shaqo-abuurka iyo dhisidda xirfadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademySadiyo SiadKhibrad Recruitment Agency

Photos from Mogadishu Job Fair's post 03/12/2025

Mogadishu Job Fair has now evolved into the Somali National Job Fair, which we proudly co-organised with the Ministry of Labour and Social Affairs yesterday, Tuesday, 2 December 2025.
This national platform brings together employers, graduates, jobseekers, innovators, and partners from across the country.

Together, we are shaping a stronger workforce, expanding opportunities, and building a resilient future for Somali youth.

03/12/2025

Dr. Sadiyo Siad, Chancellor-ka Hano Academy & Hano Technical University, ahna CEO-ga Hano Connect iyo Somali STEM Society, ayaa ka hadashay Shir-weynaha Qaran ee Bandhiga Shaqooyinka Soomaaliyeed. Hadalkeedu wuxuu iftiimiyay muhiimadda horumarinta xirfadaha, hal-abuurka iyo fursadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya
Hano ConnectHano AcademyHano Employment HubSadiyo Siad

Photos from Mogadishu Job Fair's post 03/12/2025

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka hadlay madasha, isagoo adkeeyay muhiimadda shaqo-abuurka iyo kobcinta xirfadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano AcademyHano ConnectKhibrad Recruitment Agency

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu