Diplomaha Sare ee Qaanuunka

Diplomaha Sare ee Qaanuunka

Share

Postgraduate Diploma in Law

Photos from Diplomaha Sare ee Qaanuunka's post 15/03/2022

Sida u caadada aheyd Dugsiga sare ee Qaanuunka ayaa maanta qabtay Seminar ku saabsanaa DOORASHOOYINKII DALKA ka soo qabsoomay laga Soo bilaabo 1949-2022 iyo shuruucdoodii, seminarka waxaa bixinayay Gudoomiye .
Gudoomiyaha JUS oo ka hadlaya Seminarka ayaa ballan qaaday in la joogtaeyn doono seminaarada noocan oo ke ah.
Kulanka waxaa kaloo qeyb ka ahaasii hayaha Dugsiga iyo

Photos from Diplomaha Sare ee Qaanuunka's post 05/09/2021

Waa ardayda Master ka Lawga Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo galaya Imtixaanka Soo galitaanka.
Guul wacan

21/03/2021

ADMISSIONS OPEN

Diplomaha Sare ee Qaanuunka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed wuxuu qaadanayaa Dufcaddii 7aad ee Postgraduate Diploma in Law

Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa:-

1. In uu heesto shahaadada Bachelor Law .

2. Ama in uu heesto shahaado Bachelor ah oo laxariirta takhasusaadka kala duwan Arts, darajadiisuna ay tahay B ama ay kasareeyso.

3.Waxaa kale oo laga rabaa qofka soo codsanaayo in uu keeno xafiiska diiwanka dukumintiyada hoos ku xusan.

B. Copy- shahaadada Bachelor oo laga soo tasdiiqiyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
T. Afar sawir oo lacabir ah baasaboorka.
J. Codsi kuqoran luqadda English- ka oo qeexaya sababta aad usoo codsatay Diplom-ka sare ee Qaanuunka (letter of intent).
CV
NB: Qabashada araajida waxa ay ku egtahay 15 April.
Arjigaaaga waxaad kusoo hagaajisaa xafiiska Diplomaha Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Xarunta Shabelle Xamarweyne.

Photos from Diplomaha Sare ee Qaanuunka's post 17/02/2021

Kulankii guud ee Diplomaha Sare ee Qaanuunka JUS ee looga arrinsanayay u diyaar garowga Master of Lawga ay bilaabayso Jaamacaddu

20/01/2021

Dufcadii labaad, Diplomaha Sare ee Qaanuunka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed

Photos from Diplomaha Sare ee Qaanuunka's post 19/01/2021

Xaflad Qalinjabin
15/01/2021 waxaa ka qalin bedeshay Diplomaha Sare ee Qaanuunka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Dufcadii Afaraad.
Maamulka Kulliyadda iyo Guud ahaan Jaamacaddu waxay u diraysaa Hambalyo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Hamar Weyne District
Mogadishu
COLUMBIAROAD12345

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00