Oreyza Group

Oreyza Group

Share

fadlan Nagu soo biir oo naga mid noqo.

Oreyzo Group waa goob aad ka heli kartid Alaabta aad rabtid , sido kalana kuu dalbi karta alaabtaada , waxaan si toos ah alaab kaaga keeni karnaa : Alibaba iyo Shein.

19/03/2026

🌙✨ CIID WANAAGSAN ✨🌙

Oreyza Group waxay dhammaan macaamiisha, asxaabta iyo ummadda Muslimka ah u rajaynaysaa Ciid Mubaarak farxad iyo barwaaqo leh.

Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inaga dhigo kuwo is cafiya, is jecel, oo horumar gaara 🤍

🎉 Ciid Mubaarak 🎉

14/03/2026

Oreyza Group waa wehelkaada xili kaste.

10/03/2026

Oreyzo Group wehelkaada maantey

04/03/2026

Oreyzo Group wehelka bulshada.

03/03/2026

Mid ka kid ah macaamiisheena aan u adeegney.
From shein.

01/03/2026

Oreyzo Group wehelkaada la xariir hada.

18/02/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu