Ogaysiiskan waxa uu qaas u yahay waalidiinta ku sugan degmada baraawe
Dur-dur Academy
Dur-dur Academy waa hoyga barashada aqoonta iyo xirfadaha , waxa aadna ku baran doontaa xirfado aqooneed oo aad ku hormarin donto noloshaada.
waana madal aad wax kaga baran karto adigoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo dalka iyo dibada intuba
29/06/2025
Asc Mudane Ku soo dhowoow Dur-durAcademy waxa dib loofuray diwangalinta sanad-ka waxayna Dur-dur Academy fursad aad kaga faidaysan karto Scholership-ka sanadka Dur-dur Academy ugu talagashay bulshada somaliyeed.
Dur-dur Academy waxay bixisa programs- ka *Undergraduate,Postgraduate and Diploma*.
𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐨:
1: Basic Computer
2: Computer Graphic Design
3: School Management system
4: Hotel Management System
5: Web Design.
6: Window formating
7: E-comerce Alibaba
8: Public speaking
9: Project planning Management
10: Mobile Video Editing
11: Computer Video Editing
12: Mobile Graphic Design
QEYBTA Luqadda
1= ENGLISH
QEYBTA CAFIMADKA
1: Nutrition
2: Monitoring Evaluation
3: Maternal Child Health
4: Research Methodolog
5: Communicable diseases
6: Epidemiology
7: Intergretad Acute Malnutrition
8: Human Nutrition
9: Communication skills
10:Health wash
DIPLOMA PROGRAMS
1: Diploma Public Health
2: Diploma Nutrition
3: Diploma English
4: Computer Application
Shurudaha ardayga laga rabo
1. 3$ registration fee
Fadlan shurudahga so dhamystiro si aad fursadan uga faidaysatid.
Iska diiwangili
https://wa.me/message/3BMVYWGURLVXJ1
Telegram
https://t.me/durdurPodcast
Youtube
https://youtube.com/?si=Rh3nfc39JhQHjb3l
Facebook
https://www.facebook.com/share/1BTNZ3sdfp/
Tiktok
https://www.tiktok.com/?_t=ZN-8xKiNKAH9hm&_r=1
Mahadsanid
26/06/2025
QIIMO DHIMIS MAALMAHA RURIYADA AAWADEED
Waxa aan qiimo dhimis balaran ku xamaynay dhamaan koorsoyinkeena adiga oo ku iibsan doono 4koorso hal qiimo oo kaliya
KU IIBSO 4 KOO4SO $5 OO KALIYA
1: Basic Computer
2: Computer Graphic Design
3: School Management system
4: Hotel Management System
5: Web Design.
6: Window formating
7: E-comerce Alibaba
8: Public speaking
9: Project planning Management
10: Mobile Video Editing
11: Computer Video Editing
12: Mobile Graphic Design
QEYBTA Luqadda
1= ENGLISH
QEYBTA CAFIMADKA
1: Nutrition
2: Monitoring Evaluation
3: Maternal Child Health
4: Research Methodolog
5: Communicable diseases
6: Epidemiology
7: Intergretad Acute Malnutrition
8: Human Nutrition
9: Communication skills
10:Health wash
DIPLOMA PROGRAMS
1: Diploma Public Health
2: Diploma Nutrition
3: Diploma English
4: Computer Application
Iska diiwangili
https://wa.me/message/3BMVYWGURLVXJ1
Telegram
https://t.me/durdurPodcast
*Youtube*
https://youtube.com/?si=Rh3nfc39JhQHjb3l
Facebook
https://www.facebook.com/share/1BTNZ3sdfp/
Tiktok
https://www.tiktok.com/?_t=ZN-8xKiNKAH9hm&_r=1
Dur-dur Academy xaruntiusa degmada baraawe waxa ka socota isdiiwangilin, hadaba hadii ku sugan tahay degmada baraawe aadna ubaahan tahay inaad barato xerfado cusub oo mustaqbalkaga badali doonto la xariir xafiiska soo dhawaynta
https://wa.me/message/3BMVYWGURLVXJ1
XARUN CUSUB AYAAN KA FURNAY DEGMADA BARAAWE
Dur-dur Academy waxa uu si rasmi ah ugu dhawaaqayaa furitaanka campus cusub oo casri ah oo laga furey magaalada baraawe, hiigsigeenna waa in aan siino ardayda waxbarasho tayo sare leh iyo aqoon iyon xirfado la isku halayn karo
Balanteena waa ladagaalanka jahliga iyo faqriga ay maanta umadeena ladaala dhacayaan labadas cudur oo hallsta badan
Hadaba hadii aad ku sugan tahay degmada baraawe oo aad ku fakari jirtay in aad mar uun wax kabarato hoyga xerfadaha qarniga 21-aad ee Dur-dur Academy maanta waa maalintaada ee ka faa'idayso fursadan qaaliga ah
Hadaba hadii aad ku sugan tahay degmada baraawe waxa aan ku lee yahay in aad fursadan ka faidaysato. Waxa aana qaadan doono arday kooban oo aan bari doono aqoon la isku halayn karo, mise hadii aad ku sugan tahay meel ka baxsan magaalada sida mogdisho amaba aad dalka ka maqan tahay balse ay ciyaalkaga ay ku sugan yihiin magaalada baraawe waad diwangilin kartaa si ay fursadan uga faa'iidaystaan
Waxa socota diiwangilinta ardayda waxana u baahanahay arday gaaraysa 100 arday oo kaliya kuwaaso ay soo xaadiri doona fasalada waxa ayna si toos ah u qaadan doonan casharadooda waliba I tus oo itaabsii
Sidoo kale waxa aan fursad siin doona dadka ay waxbarashada ka habsaantay yaraantooda oo maalintii shaqeya, waxa ay heli doonaan fasalo habeenkii ah ama khamiis iyo jimco
Iska diiwangili link-gan hoose kaaga muuqdo
https://wa.me/message/3BMVYWGURLVXJ1
Maxaad ka filan kartaa xarunta cusub?
19/06/2025
FURSADAN WAA FURSADAADA
Waxa aan si gaar ah ula hadleyaa dhamaan
ardayda ka gudubtay imtixaanka shahaadiga 2024-2025
Waxa aan idin lee yahay markan maa marka aad baran leheedeen xerfado, waayo shahaado bilaa xerfad waxba kuguma soo kordhinayso
Kutusaale qaado ardayda sanadka h**e ka qalin jibisay jaamacadaha kuwooda bilaa xerfada ah halkee ayay maanta ku dambeyaan?
● Ma shaqeyaan mise waa bilaa shaqo ?
● Mise wali waalidkooda ayay shaqo ka sugeyaan inuu geeyo?
HADABA WAA ADIGA IYO MUSTAQBALKAGA
● Noqo xerfadle ku shaqysta xerfadiisa!!
● Mise noqo bilaa xerfadle oo aan noloshiisa ku filnayn, iska daa tan waalidkiiska!!
KU IIBSO 3 KOO4SO $5 OO KALIYA
1: Basic Computer
2: Computer Graphic Design
3: School Management system
4: Hotel Management System
5: Web Design.
6: Window formating
7: E-comerce Alibaba
8: Public speaking
9: Project planning Management
10: Mobile Video Editing
11: Computer Video Editing
12: Mobile Graphic Design
QEYBTA Luqadda
1= ENGLISH
QEYBTA CAFIMADKA
1: Nutrition
2: Monitoring Evaluation
3: Maternal Child Health
4: Research Methodolog
5: Communicable diseases
6: Epidemiology
7: Intergretad Acute Malnutrition
8: Human Nutrition
9: Communication skills
10:Health wash
DIPLOMA PROGRAMS
1: Diploma Public Health
2: Diploma Nutrition
3: Diploma English
4: Computer Application
Iska diiwangili
https://wa.me/message/3BMVYWGURLVXJ1
Telegram
https://t.me/durdurPodcast
Youtube
https://youtube.com/?si=Rh3nfc39JhQHjb3l
Facebook
https://www.facebook.com/share/1BTNZ3sdfp/
Tiktok
https://www.tiktok.com/?_t=ZN-8xKiNKAH9hm&_r=1
06/06/2025
Kaalay oo Qaado xaqul ciidkaaga
Tijaabi nasiibkaga kuna guulayso xaqul ciid
Telegram
https://t.me/durdurPodcast
Youtube
https://youtube.com/?si=Rh3nfc39JhQHjb3l
Facebook
https://www.facebook.com/share/1BTNZ3sdfp/
Tiktok
https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8vRCQr3KZXz&_r=1
05/06/2025
Waxa aan halkan hambalyo U dirayaa guud ahaan umada muslimiinta gaar ahaan bahda Dur-dur Academy waxa aan lee yahay ku ciida farxad iyo reen reen meel kasta oo aad kaga sugan tahay daafaha caalamka
15/05/2025
✅ 𝟯 𝗠𝗔𝗔𝗗𝗢 𝗞𝗨 𝗕𝗔𝗥𝗢 $𝟱 𝗗𝗢𝗟𝗟𝗔𝗥.
✅ 𝗡𝗢 𝗠𝗢𝗡𝗧𝗛𝗟𝗬 𝗙𝗘𝗘.
✅ 𝗛𝗢𝗥𝗠𝗔𝗥𝗜 𝗡𝗔𝗙𝗧𝗔𝗔𝗗𝗔, 𝗛𝗔 𝗚𝗨𝗨𝗟𝗘𝗬𝗦𝗧𝗢 𝗤𝗢𝗥𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔𝗔𝗚𝗔.
Dur-dur Academy waxaa uu qaadandoonaa fasalo cusub oo fogaan arag ah, Diiwaangelinta sedexdii koorso kasta oo dhameystiran waxaan ku sameynay qiimo dhimis WEYN, waana $5 US Dollar kaliya, bishana waa FREE.
✅ Casharada waxaa lagu qaataa Telegram
✅ Casharo maqal iyo muuqaal ah (HD).
✅ Buuga koorso waliba oo free ah.
✅ Quiz aad isku tijaabisid isbuuc leh ah.
✅ Shahaado cadeyneysa dhameysashada koorska oo aqoonsi leh.
Iska diiwangili link-gan hoose kaaga muuqdo
https://wa.me/message/3BMVYWGURLVXJ1
https://wa.me/message/3BMVYWGURLVXJ1
Iska diiwangili link-gan kore kaaga muuqdo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
00252