مركز الأنفال لتعليم العلوم الشرعية والعربية

مركز الأنفال لتعليم العلوم الشرعية والعربية

Share

Ku sodhawada
Asxpta page-kaan

29/03/2025

Maamulka Iyo Macalimiinta xarunta Al-anfal Waxay Udirayaan Hambalyo Ummadda Islamka, Gaar Ahaan Ardayda Iyo Waalidiinta Xarunta Al-anfal.
Allaha Ha naga Aqbalo Acmaashii wanaagsaned…

18/03/2025

Qofkii afuriya qof sooman waxoo helaa ajirkiisa ookale.
Asigane ajirkiisa soonka lakama nusqaamimaayo…

13/03/2025

Alx. Tartanka manta ee group A Iyo Group D waxoo kusoo dhamaaday Group (A)- 9 dhibcood .. Group (D)- 10 dhibcood.

12/03/2025

Tartan Aqooneedka - Xarinta Al-anfal Qeybta shareecada.
Biri waxaa tartamaayo lawa group
Group ( A ) , Group ( D ) .

06/03/2025

Alx. Tartanka manta ee group B Iyo Group C waxoo kusoo dhamaaday Group (B)- 13 dhibcood .. Group (C)- 10 dhibcood.

05/03/2025

Biri waxaa inoo bilaawanaayo tartan aqooneedkeena ee sanadlaha ahaay
((-Xarunta- Qeybta shareecada-))

Photos from ‎مركز الأنفال لتعليم العلوم الشرعية والعربية‎'s post 24/01/2025

Manta oo eheed tarikhda 24/01/2025
Waxaa noo soo dhamaaday imtixaanka dhaxe ee sanad dugsiyeedka 2024/2025
Qeybta barashada Culumta sharecada islaamka ee khamiis iyo jimco ah ..

21/11/2024

Maalinta macalinka soomaliyeed

17/10/2024
04/09/2024

غدا سنفتح لنا الدراسة للعام الدراسي الجديد 2024/2025

Biro oo ah Maalin khamiis ah waxaan noo furmaayo sanad dugsiyeedka cusub 2024/2025

Qeybta: khamiis iyo jimco

#مركزالأنفال

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu