19/08/2026
Waxaan si habsami leh inoogu soo gabagaboobay Interactive Session-keena ahaa; Odoo ERP in Action, kaas oo ka dhacay xarunta Benaadir Research, Consultancy and Evaluation Center.
Intii uu socday seminar-ku, ka qaybgalayaashu waxay si toos ah uga faaโiideysteen faham ku saabsan sida Odoo ERP loogu maareeyo loona mideeyo:
๐น Sales
๐น Inventory
๐น Purchases
๐น Accounting
Seminar-ku wuxuu xoogga saaray sida Odoo ERP uga caawin karo ganacsiyada inay yareeyaan shaqada gacanta, kor u qaadaan hufnaanta, fududeeyaan maamulka, isla markaana taageeraan goโaan-qaadasho wanaagsan.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaashii waqtigooda iyo ka qaybqaadashadooda, iyo dhammaan intii ka shaqeysay hirgelinta seminar-kan.
Ugu danbeyn hadii aad taha arday daneynayo barasha Odoo, waxaan kuu diyaarinay course dhamaystiran; si aad isaga diiwangelisid laxiriir:
61 4333342
17/08/2026
๐ ๐ถ๐บ๐๐บ๐บ ๐๐ ๐๐บ๐ป๐๐บ๐๐ ๐
๐พ๐ ๐๐๐๐๐๐ Bilowday ๐ผ๐
๐บ๐๐-y๐บ kala ah:
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ 63 (10 A๐ F๐) IYO ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ 64 (9 A๐ F๐),
Waxaa lagu ๐ป๐บ๐๐บ๐๐บ๐aa ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐๐ญ๐ก๐จ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐ (๐๐ก๐๐ฌ๐ข๐ฌ ๐๐จ๐จ๐ค), ๐๐๐บ๐ฝ๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐บ๐ฝ๐ฝ๐บ ๐
๐บ ๐๐บ๐บ๐๐บ๐o ๐ฟ๐บ๐๐บ๐๐๐บ ๐๐๐๐da ๐ฝ๐๐พ๐พ๐ ๐พ๐พ ๐๐บ๐ป๐๐บ ๐ผ๐๐
๐๐-๐ป๐บ๐บ๐๐๐๐๐บ ๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐บ๐บ๐๐๐๐๐บ ๐ป๐๐๐๐๐บ ๐ณ๐๐พ๐๐๐-๐๐บ.
๐ ๐ง๐บ๐ฝ๐ฝ๐๐ ๐บ๐บ๐ฝ ๐๐บ๐๐บ๐ ๐บ๐๐ฝ๐บ๐ ๐๐ ๐๐๐๐บ ๐๐๐
๐
๐๐๐บ ๐๐๐๐๐๐๐บ ๐ณ๐๐พ๐๐๐-๐๐บ, daneyneesana barashada qorida thesis-ka
๐ ๐๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ: 61 4333342 See less
15/08/2026
๐ HAMBALYO & BOGAADIN
Benaadir Research, Consultancy and Evaluation Center waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda Soomaaliyeed ee kaalin muuqata ka galay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Qaranka Soomaaliyeed 2026, gaar ahaan saddexda arday ee ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya:
๐ฅ Kaalinta 1aad: Maxamed Ciise Daahir Yuusuf
๐ฅ Kaalinta 2aad: Farxiya Faarax Cumar Cigaal
๐ฅ Kaalinta 3aad: Aamino Khaalid Cabdalla Axmed
Guushan qiimaha leh waxay muujinaysaa heerka dadaal, karti iyo goโaan-qaadasho ee ay ardaydu u muujiyeen waxbarashadooda. Waxay sidoo kale tusaale dhiirrigelin leh u tahay jiilka Soomaaliyeed ee maanta u diyaargaroobaya hoggaaminta iyo horumarinta dalka.
Waxaan si gaar ah u bogaadinaynaa dhammaan ardayda ku guulaysatay imtixaanka, waxaana rajaynaynaa in natiijadani ay noqoto bilow ay ku gaadhaan guulo aqooneed oo ka sii waaweyn.
Ardayda aan markan helin natiijadii ay filayeenna waxaan xusuusinaynaa in hal natiijo aysan goโaamin mustaqbalka qofka. Dadaalka sii wada, khaladaadka ka faaโiidaysta, naftiinnana ku kalsoonaada; fursadaha guushu weli way idin hor yaallaan.
Waxaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed u rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon waxtar leh iyo guulo u horseeda horumarka naftooda, bulshadooda iyo Qarankooda. ๐ธ๐ด
15/08/2026
๐
๐๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง on: ๐๐๐จ๐จ ๐๐๐ ๐๐ง ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง โ ๐๐๐ง๐๐ ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ฅ๐๐ฌ, ๐๐ง๐ฏ๐๐ง๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ, ๐๐ฎ๐ซ๐๐ก๐๐ฌ๐๐ฌ & ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ๐ข๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ
Discover how Odoo ERP brings Sales, Inventory, Purchases, and Accounting together in one powerful system to simplify business operations, reduce manual work, improve efficiency, and support smarter decision-making.
Join us for this FREE Interactive Session and gain practical insights into how Odoo ERP works in real business environments.
๐
Date: 19th August 2026
โฐ Time: 3:00 PM (Afternoon)
๐ Venue: Benaadir Research Hall โ Hodan, Taleh
๐ค Speaker: Abdulkadir Mohamed
Lecturer & Trainer @ Benaadir Research
๐ Register here: https://forms.gle/YLSYTbkLVERER8nx5
๐ฒ WhatsApp: +252 61 1222201
15/08/2026
๐ Summer Skill-Up Discount! โ 50% OFF ๐
โฑ waxaa ka haray kaliya 1 maalin โฑ
๐ BOOQO: https://laambad.com
๐ฒ Caawinaad: 61 4333342
12/08/2026
๐ Summer Skill-Up Discount! โ 50% OFF ๐
โฑ waxaa ka haray kaliya 3 maalmood โฑ
๐ BOOQO: https://laambad.com
๐ฒ Caawinaad: 61 4333342