Basra primary and secondry school

Basra primary and secondry school Hamigeynu waa meel Hadafkeenu waa Guul
Basra is the Backbone of the knowledge

Maamulka Iskuulka Wuxuu Hambalyo U dirayaa Dhamaan Muslimiinta Dunida Wuxuuna ugu Hambalyeynayaa Curashada Bisha Barakey...
01/04/2022

Maamulka Iskuulka Wuxuu Hambalyo U dirayaa Dhamaan Muslimiinta Dunida Wuxuuna ugu Hambalyeynayaa Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadan.

31/03/2022
Asc ugu H**een Allah ayaa mahadleh salaan kadib maanta oo ay eheed maalin Arabaco ah ay Taariiqdu ku beegneed 30.3.2022 ...
30/03/2022

Asc ugu H**een Allah ayaa mahadleh salaan kadib maanta oo ay eheed maalin Arabaco ah ay Taariiqdu ku beegneed 30.3.2022 . Waxaa inoo soo dhamaaday Tartankii kamadambeesta finall competition oo udhexeeyay Labada fasal 3aad "A" iyo 6aad "A" Tartanka waxaa ku guuleystay 3aad "A" oo ay Guusha raacday . Waxaan Leeyahy Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Asc marka H**e waxaan  umahad celineynaa Allah subxaanahu watacaalaa oo si wanaagasan inoogu soo gabagabeeyay imtixaan B...
17/03/2022

Asc marka H**e waxaan umahad celineynaa Allah subxaanahu watacaalaa oo si wanaagasan inoogu soo gabagabeeyay imtixaan Bileedkii 2aad Ee sanada Dugsiyeedka 2021-2022 Ee iskuulka Basra primary and secondary school maalintaa Arbacada ee ay Taariiqdu kubeegneed 16- 3-2022 . Dhamaan Ardayda gashay imtixaanka waxaan leeyahy Natiija wacan insha Allah

Asc Asxaabta   sharafta leh maanta oo taariikhda ku beegan tahy 27/1/2022 ayaa waxaa inoo soo gaba gaboobay imtixaankii ...
27/01/2022

Asc Asxaabta sharafta leh maanta oo taariikhda ku beegan tahy 27/1/2022 ayaa waxaa inoo soo gaba gaboobay imtixaankii 3 bilaha iskuulka qeebihiisa bareefadka iyo qeebta P.t Qamiis iyo jimci ardeyda wax ka barata iskuulka Basra international academy Alle Ayaa mahad leh .
Hamigeena waa meel
Hadafkeenu waa guul.
Habeen wanaagsan

Asc Galab wanaagsan  maanta oo ah maalin Arbaco ah waxaa inoo qabsoomay kulanki 2aad Ee wareega 1aad ee tartan Aqooneedk...
19/01/2022

Asc Galab wanaagsan maanta oo ah maalin Arbaco ah waxaa inoo qabsoomay kulanki 2aad Ee wareega 1aad ee tartan Aqooneedka sanad Dugsiyeedka 2021-2022 oo ay kutartameen fasalada 4aadA vs 6aad A iyo Fasalka 5aad A vs 6aad B dadaal wacan Dhamaan Basra

Asc Alle ayaa mahad leh waxaa maanta oo ay eheyd maalin isniin ah Taariiqdu kubeegneed               17- 1-2022 si Toos ...
17/01/2022

Asc Alle ayaa mahad leh waxaa maanta oo ay eheyd maalin isniin ah Taariiqdu kubeegneed 17- 1-2022 si Toos ah nooga Bilaabaday Tartan Aqooneedka sanad Dugsiyeedka 2021-2022 iyadoo lagu bilaabay labada fasal 7aad A. Vs. 3aad B. Dadaal wcn bahda iskuulka Basra primary and secondary school
HAMIGEYNU WAA MEEL HADAFKEENU WAA GUUL

Address

Mogadishu

Telephone

+252618576336

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Basra primary and secondry school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category