23/08/2020
Dallada dugsiyada qur'aanka iyo macaahida diiniga ee soomalia
1. Dallada waxaa loo aas aasay in ay nadaamiso waxbarashada diiniga ah
2.dallada waxey bixisaa shahaado la aqoonsanyahay
3.dallada waxey si gooni ah u diyaarin doontaa nidaamka waxbarashada diiniga ah
4.dallada waxey dajisay nidaam guud oo loo dajiyay dhamaan dugsiyada qur'aanka iyo macaahida diiniga ah ee soomaliys
5. Dallada waxaa laga aqoonsanyahay wasaarada ooqaafta iyo arimaha diinta ee soomaliya
21/08/2020