Nadar Integrated Media Academy

Nadar Integrated Media Academy

Share

Nadar Integrated Media Academy Locates KPP VILLAGE, NEAR IMAMU SHAFI'I SCHOOL, Also NIMA is a Journa NIMA Locates KPP Village near Imamu Shafi'i School

27/03/2026

Heshiiska uu Donald Trump Durbaanka u Tumayo Ma mid Dhab ah baa Mise was Mid Dhalanteed ah?

Photos from Nadar Integrated Media Academy's post 29/06/2023

TALISKA BOOLISKA MA SOO BANDHIGAAN FURSADO BANAAN, SIDA:- NIDAANKA "HIRING ",. Sargaal, Sagaal-xigeen, Ama Layli-Sargaal, Mise Wali Waxaa lagu Xulaa Qaabka "4.5", Ee Nidaamka Beelaha Soomaaliyeed. Su'aashaan Jawaab ayaan ka rabaa, Fadlan Jawaabta waa Muhiim, Maxaayeelay waxaan Ogahay Dad badan oo hamuun u qaba in ay kamid noqdaan Police-ka Qaranka Soomaaliyeed. Mahadsanidiin.

25/06/2023

MADAXWEYNAHAMAAMUL GOLEEDKA PUNTLAND SACIID DANI OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA NUGAAL IYO KU-XIGEENADIISA.

Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne kaasi oo tirsigiisu yahay Lr. 31 Ee soo baxay Maanta oo ay taariikhdu tahay 24-ka Juun, 2023, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo ku-xigeenadiisa.

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland ayaa
Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Goboleedka Puntland Qodobkiisa 80-aad, waliba
Markuu arkay:- Baahida loo qabo dar-dar gelinta Maamul Ee Gobolka Nugaal, iyo sidookale
Markuu arkay:- Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo, ayaa
Wuxuu xeeriyey, Magacaabayna Mas'uuliyiintan hoos ku xusan kuwaas oo kala ah:-
1. Waxaa Cabdiraxamaan Abshir Faarax loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal
2. Waxaa Mukhtaar Faarax Jeer loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka 1-AAD Gobolka Nugaal
3. Waxaa Cabdiraxmaan Ciise Maxamed (Bariir) loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka 2-AAD Gobolka Nugaal.
Hadaba Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Waa uuna saxiixay.

Photos from Nadar Integrated Media Academy's post 24/06/2023

NIN XILO IYO XAAS LAHOO, XABAD KABRIID UU XADAA LOO XIRAA, NINYA INYA XAABSADUU WALIBA LOO XALAALAYHAA! { Waxaa Tixdan Shiribka ah tiriyay "Faarax Gololey" }.

Photos from Nadar Integrated Media Academy's post 22/06/2023

Kenya Oo la sheegay in ay tahay Wadanka ugu sarreeya adduunka Ee isticmaala Aaladda TikTok. Sida laga soo xigtay warbixintii dhowaan la sii daayay Machadka Dijital-ka ah Ee Wakaaladda Wararka Reuters taas oo la daabacay Sanadkan 2023 waxayna sheegaysaa in sahanka, la sameeyay ay tilmaamayso in Kenya ay hormuud ka tahay adeegsiga Aaladda TikTok Ee adduunka. Warbixintu waxay muujinaysaa in dalka bariga Afrika ku yaal uu 54% isticmaalo TikTok ujeedo kastaba ha u isticmaalaane iyo waliba 29% oo iyagu wararka u isticmaala Aaladda TikTok-ga. Dowladda Thailand ayaa ku jirta kaalinta labaad iyadoo Koonfur Afrika ay ku jirto kaalinta saddexaad iyadoo 50% si guud loo isticmaalo Aaladaqs iyo 22% ay Aaladaan u isticmaalaan dhanka wararka.
Warbixinta ayaa sidoo kale muujineysa in TikTok ay ku sii xoogeysaneyso qeybinta wararka gaar ahaan dhageystayaasha da'da yar, halka Facebook oo muddo dheer heystay booska ugu sarreeya uu sii luminayo.
Si kastaba ha noqotee, isticmaaleyaasha TikTok, Instagram iyo Snapchat waxay u muuqdaan inay fiiro gaar ah u yeeshaan dadka caanka ah iyo saameeyayaasha warbaahinta bulshada marka loo eego shirkadaha warbaahinta marka ay timaado mowduucyada wararka, si aad ah uga duwan isticmaaleyaasha Facebook iyo Twitter. Shabakadahan bulsheed ee dhaxalka u ah ayaa wali soo jiita dareenka ugu badan oo hogaamiya wada sheekaysiga. Caddaynta waxay taageertaa in dhagaystayaashu ay u muuqdaan inay si xushmad leh uga fogaadaan sheekooyinka ay u arkaan inay aad u niyad-jabsan ama walaac-kicinta iyagoo isku dayaya inay ilaaliyaan caafimaadkooda maskaxeed. Xagga korriinka, TikTok ayaa weli ah shabakadda bulshada ee ugu kobaca badan, iyadoo 44% isticmaaleyaasha ay adeegsadaan waana caan ku ah da'da 18-24 sano jir.

Photos from Nadar Integrated Media Academy's post 18/06/2023

AFRICAN COUNTRIES AND THEIR NICK NAMES.

β€’ South Africa – Rainbow Nation πŸ‡ΏπŸ‡¦
β€’ Rwanda – Land of a Thousand HillsπŸ‡·πŸ‡Ό
β€’ Madagascar – The Red Island πŸ‡²πŸ‡¬
β€’ Lesotho – The Kingdom In the Sky πŸ‡±πŸ‡Έ
β€’ Egypt – The Gift of the Nile πŸ‡ͺπŸ‡¬
β€’ Burkina Faso – Land of the Upright MenπŸ‡§πŸ‡«
β€’ Ghana- The gateway to Africa/The Blackstar of AfricaπŸ‡¬πŸ‡­

β€’ Nigeria- The Giant of Africa πŸ‡³πŸ‡¬
β€’ Namibia- Land of the Brave πŸ‡³πŸ‡¦
β€’ Uganda- The Pearl of Africa πŸ‡ΊπŸ‡¬
β€’ Malawi- The Warm heart of Africa πŸ‡²πŸ‡Ό
β€’ Zambia- The real Africa πŸ‡ΏπŸ‡²
β€’ Kenya - the pride of Africa πŸ‡°πŸ‡ͺ
β€’ Tanzania - Brain of Africa (Bongo) πŸ‡ΉπŸ‡Ώ
β€’ Gambia- the smiling coast of Africa πŸ‡¬πŸ‡²
β€’ Ethiopia- the land of origin πŸ‡ͺπŸ‡Ή

β€’ Morroco -the land of colours πŸ‡²πŸ‡¦
β€’ Mauritius- the continental island πŸ‡²πŸ‡Ί
β€’ Comoros- the perfum island πŸ‡°πŸ‡²
β€’ Sierra leone - salone πŸ‡ΈπŸ‡±
β€’ Chad- the dead heart of Africa πŸ‡ΉπŸ‡©
β€’ Mali- the eyes of africaπŸ‡²πŸ‡±
β€’ Djibouti - the pearl of the gulf of tadjiboura πŸ‡©πŸ‡―
β€’ Cabo verde - llha do πŸ‡¨πŸ‡»
β€’ Sao tome and Principe- the chocolate island πŸ‡ΈπŸ‡Ή
β€’ Cameroon- the hinge of Africa πŸ‡¨πŸ‡²
β€’ Seychelles - the land of perpetual summer πŸ‡ΈπŸ‡¨
β€’ Gabon - Le bled πŸ‡¬πŸ‡¦
β€’ Somali - the horn of Africa πŸ‡ΈπŸ‡΄
β€’ Botswana - Peaceful nation πŸ‡§πŸ‡Ό

(Rep your country with her nickname πŸ‘‡)

17/06/2023

Vedio-gan ka baro Cadaaladda Saxda ah, Macallinkan Jaamacadda ayaa qaab "Lecturer ", ah Ardaydiisa ugu sharaxayo qaabka ugu Macquulsan Ee Arday wax loo fahamsiiyo, balse Shuruud waa hadii aad Luqadiisa fahmi karto Micnaha waa hadii aad Taqaano Luqadda Ingiriiska.

17/06/2023

Ugaas C/dulle Colow ayaa Shalay Jimcihii Shirib kaga Naxsaday Ka soo Qeyb galayaasha Arooska Hussain Ali Hassan iyo Marwadiisa Asha Nour Abdi aynu Daawano Laashin Cabdule Jiis, Daawasho Wacan Shiribka Lashinka iyo Ugaaska.

17/06/2023

Arooskii Ugu Qiimaha iyo Qaayaha Badnaa ayaan Shalay Oo Jimcaha ahayd kaga Qeybgalay Holl-ka Hayad Ee Degmadda Dharkaynlay, Oo ay isku Guursadeen Mudane Xuseen Cali Xassan iyo Marwadiisa Qaaliga ah Marwo Caassho Nuur Cabdi, "Hambalyo, Guurkiina Guur Qeer Gurigiina Guri Nagi Guulow ka Yeel", Aamiin Aamiin Aamiin Aqiyaartayda Qaaliga ah Ducadda Waa Xaqiina.

Photos from Nadar Integrated Media Academy's post 16/06/2023

Arooskii Ugu Qiimaha iyo Qaayaha Badnaa ayaan Maanta Oo Jimcaha kaga Qeybgalay Holl-ka Hayad Ee Degmadda Dharkaynlay, Oo ay isku Guursadeen Mudane Xuseen Cali Xassan iyo Marwadiisa Qaaliga ah Marwo Caassho Nuur Cabdi, "Hambalyo, Guurkiina Guur Qeer Gurigiina Guri Nagi Guulow ka Yeel", Aamiin Aamiin Aamiin Aqiyaartayda Qaaliga ah Ducadda Waa Xaqiina.

15/06/2023

NADAR WAA NOOLEEYAHA SAXAFIGA IYO NARUURADDA BULSHADDA.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

KPP VILLAGE NEAR IMAMU SHAFI'I SCHOOL
Mogadishu
MOGADISHUSOMALIAKPPSTREET.