26/03/2021
Build your vocabulary
Teacher of Languages
26/03/2021
Build your vocabulary
21/03/2021
Ogeeysiis ogeeysis
waxaan ogeysiinayna dhammaan Bulsha
weynta soomaaliyeed inaan idiinheyno
macalimiin taqsus uleh waxay dhigaayan
kaaso aad kaheli doonto degmo kasta oo
gobalka banaadir kamida adigoo gurigaaga
jooga madooyinkan hoos kuxusan
1 Luuqada englishka 1 Bilo 2 dhexdhexad iyo 3 dhameystir.
2 Luuqda arabiga bilow dhexdhexaad iyo dhameystir.
3) xisaabaadka 4) Soomaliga
5) Farqurxinta oo Leh 1 arabiga iyo 2Laaytiga.
Nagala sooxidhiidha number 617392240