16/12/2025
Kulmiye Educational School
so
16/12/2025
05/12/2025
Maamulka Degmada Jawiil
19/03/2020
Iyadoo la ilaalinayo bedqabka iyo foojignaanta Shacabka Soomaaliyeed si looga digtoonaado faafitaanka Cudurka ama Caabuqa Caronavirus (COVID19), lana tixgelinayo baaqa Dawladda Laga bilaabo maanta oo khamiis ah ayna taariikhdu tahay 19/03/2020 waxaa la fasaxay Dhammaan Ardayda, Macalimiinta XARUNTA WAXBARASHADA KULMIYE muddo 15 maalmood ah.
XARUNTU waxay dib u furmi dooontaa 9/04/2020 in sha Allah haddii aan Amar kale soo bixin. Ardayda iyo Macalimiinta waxaan ugu baaqaynaa inay raacaan baaqyada iyo talooyinka fayo dhowrka.
FG: ardeyda kale ee habeenkii kuma jiraan .
While maintaining safety and public awareness in order to avoid the spread of disease or infection looga Caronavirus (COVID19), and taking into account the call from thursday and dated 19/03/2020 was released All Students, Teachers Kulmiye Education Center party for 15 days.
The center will reopen on 9/04/2020 unless other orders are issued. We call upon students and teachers to follow the calls and suggestions of wellness.
NB: Other students are not included in the night.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
27/10/2025