IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE

IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE Iqra Primary School – Balanballe
Providing quality primary education with strong moral values, discipline, and excellence.

Shaping responsible and confident future generations. waxa laguso bandhiga xaalada joogtada ah ee dugsiga

Xafladdii Daahfurka Iqra Primary School 2026-2027Qayb ka mid ah xusuustii iyo sawirradii quruxda badnaa ee xafladdii daa...
23/09/2026

Xafladdii Daahfurka Iqra Primary School 2026-2027

Qayb ka mid ah xusuustii iyo sawirradii quruxda badnaa ee xafladdii daahfurka Iqra Primary School.

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH🎓 IQRA PRIMARY SCHOOL – BALANBALLEKu socota dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bahda waxbarashada Deg...
30/08/2026

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH

🎓 IQRA PRIMARY SCHOOL – BALANBALLE

Ku socota dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bahda waxbarashada Degmada Balanballe.

Waxaa farxad iyo sharaf noo ah inaan idinla socodsiinno in Sannad-dugsiyeedka 2026–2027 uu si rasmi ah u furmi doono:

📅 Talaado, 1-da Sebtembar 2026

🏫 IQRA PRIMARY SCHOOL waxay si diirran u soo dhaweynaysaa ardayda cusub.
📝 Diiwaangelintu waxay socon doontaa:
📅 1-da ilaa 7-da Sebtembar 2026
🌟 IQRA PRIMARY SCHOOL
📚 Waxbarasho tayo leh
•Akhlaaq Wanaagsan
•Mustaqbal Ifaya

18/02/2026

Ramadan Kareem 🌙

Iqra Primary School – Balanballe waxay ardayda, macalimiinta, waalidiinta, iyo dhammaan bulshada u rajaynaysaa bisha barakaysan ee Ramadaan mid kheyr, nabad, iyo barwaaqo leh.

Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada, hana inaga dhigo kuwii ka faa’iideysta fadliga bishan suuban.

Ramadan Mubarak

OGAYSIIS MUHIIM AHIskuulka Iqra Primary Schoolwuxuu si rasmi ah u furmayaaAxad, 1-da bisha labaad (February)Ardayda oo d...
31/01/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Iskuulka Iqra Primary School
wuxuu si rasmi ah u furmayaa
Axad, 1-da bisha labaad (February)

Ardayda oo dhan waxaa la farayaa inay
iskuulka yimaadaan subaxnimada h**e.

Maamulka Iskuulka
Iqra Primary School

War Gelin…Ogeysiis dugsiga hoose dhexe ee iqra primary school balanballe waxuu ku wargaliya  dhmn ardada iyo waalidiinta...
25/07/2023

War Gelin…
Ogeysiis dugsiga hoose dhexe ee iqra primary school balanballe waxuu ku wargaliya dhmn ardada iyo waalidiinta in wax kabadal lagu sameeyay xilliga furitaanka sannad dugsiyeedka 2023-2024

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug waxay ogeeysiinaysaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bahda Waxbarashada Galmudug in isbeddel lagu sameeyay waqtiga uu furmaayo sanad Dugsiyeedkaan 2023-2024.

______________Dhamaad _______________

19/10/2022
tani waa subax kale oo ilaahy dhulka roob iyo barwaaqo kushubay Da,yartuna ay wax barasho udareereen Roob ku xalay uu,da...
19/10/2022

tani waa subax kale oo ilaahy dhulka roob iyo barwaaqo kushubay
Da,yartuna ay wax barasho udareereen
Roob ku xalay uu,da ay bariisaduna ay dhibicda ku hayso dhulkuna raysyahay
maalintuna Arbaco tahay ardayduna ay soo,aalo aqoontooda kusaabsan ay is waydiinayaan
19/10/2022
IQRA primary school Balanballe Waa mid kamida Hoyga tacliinta Balanbale, galgaduud

Asc bahda aan halkan ku midownay
31/08/2022

Asc bahda aan halkan ku midownay

    WAXEY HANBALYO IYO FARXAD LAWADAAGAYAAN_DHAMAAN_MACALLIMIINTA_SOMALIYEED
21/11/2020

WAXEY HANBALYO IYO FARXAD LAWADAAGAYAAN_DHAMAAN_MACALLIMIINTA_SOMALIYEED

Address

Wabari
Mogadishu
444444

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category