24/02/2021
Machadka Wacyi Waxa uu qabanayaa seminaar ku saabsan cudurrada faafa (communicable diseases) maalinta Axadda ee taariikhdu tahay 28-ka Feberaayo 2021.
Fadlan la wadaag asaxaabtaada si ay uga faa'ideystaan seminaarkan oo lagu soo bandhigi doono macluumaad muhiin ah.