Markiz Abu-Dajanah Online Quran

Markiz Abu-Dajanah Online Quran

Share

Markis Abu-Dajanah Online Quran waa machadka barashada barashada Qur'anka hab Online ah.

📞➕️2️⃣5️⃣2️⃣ 6️⃣3️⃣6️⃣8️⃣4️⃣4️⃣4️⃣5️⃣7️⃣

16/04/2026

🌍📺 KUBARO QUR’AANKA ONLINE 🖥️ — ✏️
Adigoo joogo America 🇺🇸, Yurub 🇪🇺, Aasiya Africa 🌏
Ama ku bar ubadkaaga
🆕 Arday cusub baa la diiwaan gelinayaa
Wll taabo halkan 👇
https://wa.me/252638251419
Ama wac tell 📞 0638053226

02/09/2025

Qur'aan la'aan waa nolol la'aan.

Waxa aan dadweynaha sharafta leh ee Soomaaliyeed kuna dhaqan dalalka caalamka ee barashada Qur'aanka kaga mashquulay shaqo ama waxbarasho ugu bushaaraynaynaa in ay ka faa'idaysan karaan waqtiga ay firaaqada hayaan maalmaha SABTIDA IYO AXADDA oo bishan 9aad la bilaabayo fasallo cusub oo Online ah.
Sidoo kale waxa aad heli kartaa xilli walba iyo maalin kasta.

Si aad isku diiwaan geliso fadlan guji link-gan

Nagala soo xidhiidh WhatsApp Link-gan: https://api.whatsapp.com/send?phone=%2B252636844457

07/06/2024
22/05/2024

Ku soo dhawow Markazka barashada Qur'anka & Culuumtiisa ee Markis Abu-Dajanah Online Quran, waxa lagugu bari doonaa hab Online ah adiga oo goobtaada jooga, iyaga oo ay ku bari doonaan macalimiin aqoon leh.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp Link-gan: https://api.whatsapp.com/send?phone=%2B252636844457

18/06/2023

Ma jiraan maalmo ka fadli badan maalmahan badso camalka suuban,salaad,soon,sadaqo,quraan,digri,samo fal waalid,cilmi iyo duco

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
0000