Tuse Academy Institute of Language And Health Science

Call

Tuse Academy Institute of Language And Health Science kusoo dhowaw gacmo furan TUSE ACADEMY

Congratulations 🎊 Congratulations 🎊 Hampalyo Hampalyo Waxaan halkaan hambalyo qalinjebin Diploma caafimad ah uga dirayaa...
20/09/2025

Congratulations 🎊 Congratulations 🎊
Hampalyo Hampalyo Waxaan halkaan hambalyo qalinjebin Diploma caafimad ah uga dirayaa bahda
Waxaan idinleyahay Bilyan jeer hamplyo Hampalyo
Noqda kuwii kamira dhaliyo waxey barteen
Oo naftoda iyo dadkoda ugu adeego Idam Alle
Big Congratulations 🎊 πŸ‘ congratulations 🎊
19/09/2025

07/08/2025
Afur wanaagsan jaallayaal
07/03/2025

Afur wanaagsan jaallayaal

25/04/2023

Groupka sanadka S Y L CONGRATULATION

Waxaa guuleystayaasha sanadka noqday Groupka S Y L... CONGRATULATION hamplyo..oo qaaday tartanki udhaxeyay groupyada Isk...
18/04/2023

Waxaa guuleystayaasha sanadka noqday
Groupka S Y L... CONGRATULATION hamplyo..
oo qaaday tartanki udhaxeyay groupyada
Iskuulka Tuse Academy Institute of Language And Health Science

12/04/2023

Waxaa galabta dhacay tartan udhaxeyay afarta group oo kala ah
of school VS group
Iyo
group VS of school

Waxaana final usoo gudbay labada group oo kala ah HEEGAN GROUP IYO SYL GROUP

Hampalyo hampalyo dhamaantiin
congratulations 🎊 Congratulations 🎊

Xidiga iskuulka oo sedax kulan oo xariir ah Badiyay markii laga badshay dhowr jeer Ayagoo kabadiyy lions of school,  hee...
01/01/2023

Xidiga iskuulka oo sedax kulan oo xariir ah
Badiyay markii laga badshay dhowr jeer
Ayagoo kabadiyy lions of school, heegan iyo s y l congratulations 🎊 Congratulations 🎊

Libaxyada iskulka 23 VS Xidigaha iskulka 19Maanta 2:00 PM  AYAGANACONGRATULATIONS 🎊 CONGRATULATIONS
30/11/2022

Libaxyada iskulka 23 VS Xidigaha iskulka 19
Maanta 2:00 PM AYAGANA
CONGRATULATIONS 🎊 CONGRATULATIONS

Tartan aqoneedki udhaxeyay gurubyada S Y L 13 dh  iyo heegan 17dh maanta 1: 00 PMWaxaa 17 dhibcood ku badiyay heegan gro...
30/11/2022

Tartan aqoneedki udhaxeyay gurubyada
S Y L 13 dh iyo heegan 17dh maanta 1: 00 PM
Waxaa 17 dhibcood ku badiyay heegan group
Congratulations Congratulations

Iskaashi group oo labaxay (heegan group )Ayaa ayagana  maanta tartan aqooneedki kabadiyay(Xidigaha iskuulka) congratulat...
23/11/2022

Iskaashi group oo labaxay (heegan group )
Ayaa ayagana maanta tartan aqooneedki kabadiyay
(Xidigaha iskuulka) congratulations

(S Y L group) oo ka badiyay maanta (libaaxyada iskuulka) tartan udhaxeyay guruubyada yada congratulations
23/11/2022

(S Y L group) oo ka badiyay maanta
(libaaxyada iskuulka) tartan udhaxeyay guruubyada yada congratulations

Address

Degmada Karaan Sarta Koofiga
Mogadishu

Telephone

+252615075634

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tuse Academy Institute of Language And Health Science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category