Mucaad Bin Jabal

Mucaad Bin Jabal

Share

ku soo dhawoow Dugsiga hoose,dhexe iyo sare Mucaad bin jabal

03/04/2026

Asc jimco wanaagsan

🗣 Wargelin Dhamaan Macallinmiinta , Waalidiinta, Ardayda Dugsiga Mucaad Bin Jabal Waxaan Idinku Wargalineynaa In Imtixaan Bileedka la geli doono 08-4-2026.

29/03/2026

Beri oo isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 30/03/2026. waxaa tartan adag dhex mari doona labada fasal kala ah.
F2 vs F8B

yaa guuleysan dooono

Sadaal ka bixi👇

24/03/2026

Beri oo arbaco ah waxaa tartami doono labada fasal oo kala ah F4 vs F8A

Yaa guuleysan doono?

08/03/2026

Beri oo isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 09/03/2026. waxaa tartan adag dhex mari doona labada fasal kala ah.
F3 vs F7B

yaa guuleysan dooono

Sadaal ka bixi👇

07/03/2026

Waxaa idin rajeynaynaa guul .

02/03/2026

Tartanka Dugsiyada Dhexe ee Bisha Ramadaan kalsan tv . Ee dhex maray Mucaad Bin Jabal & samaale national

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Kaaraan
Mogadishu
0000