Mucaad Bin Jabal

Mucaad Bin Jabal ku soo dhawoow Dugsiga hoose,dhexe iyo sare Mucaad bin jabal

Fadlan arday si fiican u eeg dharka saxda ee uniform dugsiga sare, lama ogola midabbada kale ee u eg uniformka.
28/08/2026

Fadlan arday si fiican u eeg dharka saxda ee uniform dugsiga sare, lama ogola midabbada kale ee u eg uniformka.

Waxaa lagu wargelinayaa Dhammaan  Ardayda iyo waalidiinta Dugsiga Mucaad Bin Jabal Primary And Secondary  School  inay s...
23/08/2026

Waxaa lagu wargelinayaa Dhammaan Ardayda iyo waalidiinta Dugsiga Mucaad Bin Jabal Primary And Secondary School inay si waafaqsan Sharciga Dugsiga u dhowraan xeerka labiska iyo Uniform-ka Dugsiga.

Waxaa laga rabaa Arday walba inuu xirto Uniform-ka saxda ah ee Dugsigu u Asteeyey, iyadoo aan la oggolayn xirashada dhar aan ka mid ahayn Uniform-ka rasmiga ah.

๐ŸŸข LABISKA LA OGGOLAADAY WIILASHA

- Dugsi Sare: Shaati cad + surwaal kaaki.
- Dugsi Dhexe: Shaati jaalle + surwaal kaaki.
- Dugsi Hoose: Shaati cad + surwaal buluug.

๐ŸŸข LABISKA LA OGGOLAADAY GBDHAHA

-Dugsiga sare: xijaab cadays iyo cabaayad /koono cadays
-Dugsiga dhexe: xijaab jaalo iyo cabaayad /koono jaalo
-Dugsiga hoose: xijaab buluug iyo cabaayad /koono buluug.

๐Ÿšซ LAMA OGGOLA: Nooc kasta oo surwaal ama dhar ah oo aan ka mid ahayn Uniform-ka rasmiga ah ee Dugsiga.

Arday kasta waxaa laga filayaa inuu dhowro Nidaamka, Anshaxa iyo shuruucda Dugsiga.

UNIFORM-KA SAXDA AH WAXAY KA TARJUMAYSAA ANSHAX IYO IXTIRAAMARDAYNIMO

Mucaad Bin Jabal  waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasa...
30/06/2026

Mucaad Bin Jabal waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 1-da Luulyo, sannad-guurada 66-aad ee Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed.

Hambalyo 1-da Luulyo.

.

18/06/2026

Last Day of Exam sanad dugsiyeedka 2025-2026

Waxaan idin rajeeyeenaa darajo sare dhamaan ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda Mucaad Bin Jabal

OGEYSIIS MUHIIM AHArdayda fasalka 12-aad ee Mucaad Bin Jabal  waxaa lagu wargelinayaa in xarumaha ay ku galayaan Imtixaa...
17/06/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH
Ardayda fasalka 12-aad ee Mucaad Bin Jabal waxaa lagu wargelinayaa in xarumaha ay ku galayaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dowladda ay yihiin sida hoos ku qoran:
1. Macalin Jaamac.
2.Jus shabeele.
3.Dugsiga cabdi casiis.
4. Maxamuud axmed cali.
5. Dugsiga wiil waal.
6. Agoonta gabdhaha boondheere.
7.gaashaanle xasan diiriye.
8.11 janaayo.
9. Sh. Yuusuf al kownayn (jaamacada city ).
10. Yaasiin cismaan.

Guul iyo Gobannimo ayaan idiin rajaynaynaa.

16/06/2026

Guul inshaalah

15/06/2026

Maanta oo ah Isniin 15/06/2026 Ardayda Mucaad Bin Jabal fasalka 8aad waxay gelayaan imtixaanka oo ah imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Maamulaha iyo macalimiin mucaad bin jabal ayaa u sameeyey wacigelin wax ku ool ah taasoo wax weyn u tari doonto habsami u socodka imtixaankooda.
Waxaan u rajeeneenaa dhammaantood inay ku guuleestaan imtixaanka insha,allaah.


.

Guul inshaalah
14/06/2026

Guul inshaalah

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 8-aad ee Sannad-๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ 2025/2026.

โ€œHa dayacin waqtigaaga, ku kalsoonow dadaalkaaga, Alle talo saaro. Guushu way kuu dhowdahay.โ€

Waxaa si habsami leh oo jawi wanaagsan ku billowday Imtixaankii Naqliga ee sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026, taariikhdu marka...
13/06/2026

Waxaa si habsami leh oo jawi wanaagsan ku billowday Imtixaankii Naqliga ee sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026, taariikhdu markay ahayd 13/06/2026.
Waxaa idin rajaynaa darajo sare.

Waxaa maanta oo sabti ah oo tariikhdu ku beegan tahay 6/6/2026 noo bilawday imtixaankii finalka ahaa ee ardayda shahaadi...
06/06/2026

Waxaa maanta oo sabti ah oo tariikhdu ku beegan tahay 6/6/2026 noo bilawday imtixaankii finalka ahaa ee ardayda shahaadiga f4&f8 sanad dugsiyeedka 2025/2026 ee dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Mucaad Bin Jabal waxaana urajeynaa ardayda natiijo wanaagsan.

Address

Kaaraan
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mucaad Bin Jabal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category