Al-fows Primary and secondary school

Al-fows Primary and secondary school

Share

Al-fows waa aayatiinka Ubadka Soomaaliyeed.

20/12/2025

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ. ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Hawl wadeenada,waalidiinta iyo ardayda in Dugsigu fasaxyahay laga billaabo ๐๐š๐ซ๐ซ๐ข oo axad ah 21-ka Diseember ilaa 25 December.

Photos from Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir's post 26/11/2025
23/11/2025

Ustaad:Lakuuka iyo kalimadiisii isugu jirtay bogaadinta iyo habalyeeynta maalinta macalimiinta soomaaliyeed Al-fows Primary and secondary school

22/11/2025

Kalimadii maamulaha dugsiga Al-fows Primary and secondary school ee ku aadanayd malinta macalimiinta soomaaliyeed.

Photos from Al-fows Primary and secondary school's post 22/11/2025

Al-fows Primary and secondary school waa Kaabaha Ubadkaaga

21/11/2025

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ

Maamulka Iskuulka Hoose, Dhexe Iyo Sare Ee ๐€๐ฅ-๐…๐จ๐ฐ๐ฌ waxa uu ku wargelinayaa dhammaan Macallimiinta, Ardayda, Waalidiinta iyo Shaqaalaha Iskuulka in beri oo Sabti ah Taarikhduna Ku beegantahy ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐—ก๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ, Uu Dugsigu fasax yahay; Munaasabada Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Aawgeed.

Maalintan waa maalin aan ku sharfeyno macallinka Soomaaliyeed oo ah iftiinka waxbarashada iyo hanuunka jiilka soo koraya.

๐Ÿ”„ Casharradu waxay si caadi ah dib ugu bilaaban doonaan maalinta Axadda ah Tr ๐Ÿฎ๐Ÿฏ ๐—ก๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ , haddii Eebbe idmo.

21/11/2025

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ 21 Ka Nov

Photos from Al-fows Primary and secondary school's post 12/11/2025

๐ˆ๐Œ๐“๐ˆ๐—๐€๐€๐ ๐๐ˆ๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐Š๐Ž๐Ž๐๐€๐€๐ƒ ๐Ÿ“ƒ ๐Ÿ–Š

Waxa Maalintii 2aad Si Habsami Leh Uga socdo Xarunta Dhexe Ee Iskuulka Imtixaan Bileedka 1aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

Waxan Rabbi Ka Rajeyneynaa Inuu Si Nabad Ah Inoogu So Idleeyo Imtixaan Ka.

10/11/2025

๐—•๐—”๐—ฅ๐—ก๐—”๐—”๐— ๐—œ๐— ๐—ง๐—”๐—”๐—•๐—จ๐—จ๐—ฅ๐—˜๐—˜๐——๐—ž๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—”

Photos from Al-fows Primary and secondary school's post 31/10/2025

Waxbarashadu waa iftiin, Sayniskuna waa furaha fahamka nolosha.
Ardayda fasalka 8(C) iyo 8(D) ayaa soo sameeyay arts waxbarasho oo ku saabsan habdhiska taranka naasleyda, taasoo qayb ka ah barashada maadada Sayniska.

Jaantusyada iyo sawirrada ay diyaariyeen waxay si cilmiyeysan u muujinayaan fahamkooda ku aaddan sida habdhiska taranku u shaqeeyo, taas oo tusaale u ah hal-abuurka iyo dedaalka ardayda.

Hawlahaas waxaa hagayay Ustaad Abdulahi Abdi Kulmiye , oo si xirfad leh ugu dhiirrigeliyay ardayda, kuna booriyay inay fahmaan casharrada Sayniska iyagoo isku daraya aqoon, farsamo iyo hal-abuur.

Waxaan sugnaa waa 8(A) iyo 8(B) insha allah

Photos from Al-fows Primary and secondary school's post 29/10/2025

Markaane waa markii madada cilmiga bulshada Hambalyo ardayda fasalka 8aad ee soo bandhigay farshaxanka ku saabsan wadamada iyo qaaradaha. Shaqadiinnu waa mid muujinaysa karti, aqoon iyo hal-abuur heer sare ah, gaar ahaan sida aad u soo bandhigteen macluumaadka ku saabsan dalka Sudan, oo ku yaalla Qaaradda Afrika.

Waxaan mahad gaar ah u dirayaa Macallin Izaan Mohamed Optimistic oo hagitaan iyo dhiirigelin joogto ah siiyey ardayda, kuna dhiirrigeliyey inay muujiyaan hibadooda iyo fahamkooda ku saabsan juqraafiyadda adduunka.

Photos from Al-fows Primary and secondary school's post 28/10/2025

Ardayda fasalka Form Four waxay soo diyaariyeen sawir cilmiyeysan oo ku saabsan Endocrine System (Qanjirrada Jirka). Waa shaqo muujinaysa faham, hal-abuur iyo wadajir.
Aad baad ugu mahadsan tihiin dadaalkiinna iyo xiisaha aad u qabtaan barashada sayniska.

Mahad gaar ah ayaa loo dirayaa Ustaad Maxamed xasan cabdulle oo si hagar laโ€™aan ah uga qayb qaatay baridda, dhiirrigelinta, iyo taageerada ardayda.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu