Sheikh caanoole waa iskuul markii h**e camirnaan jiray balse hada xladiisa allow sahal tahay
Macalin walboo ka hadla lacg ama hagarta maamulayaasha waxa la leeyahay iska bax, ardaygii iskuulka dhameeyo loolama dhaqmaayo arday iskuulka dhameeyy qof cusb cml loola dhaqmaa
Lacg istimaaro 10dollers, bedel 20dollers,
Maclinkana qiimo kuma lahan ardayga iyo macalinka ayaa loo gar qaadaa ugu dambeeyn macalinow adaa ardayga ka qaldan ee adiga lacg ayaa naga qaadataa ardaygana lacag ayuu nasoo galiyaa ee adiga maxaa tahay adaa fudud inaa ardaygaas burin lahayn
Maclinka ardaygana ma xishmaynaayo, maamulna maxishmaynaayo ugu dambeeyn wuu iskaaga tagaa asoo lacnadaayo
Wabilahi towfiq shaqo wacan
Sheikh anole primary and secondary school
Anole school
07/04/2022
Waxaa si Qurux badan Noogu soo dhamaaday Maanta oo ay Taariikhdu tahay 06-April-2022
Tartan aqooneedkii sanad dugsiyeedkaan, waxaana ku guuleystay fasalka 4aad ee dugsiga hoose "Congratulations" dhamaan fasalada kale qaabka aad uga qeyb qaadateen Tartanka
Maamulaha ugu stylka badan maamuliyaasha iskuulaadka ku yaalo xamar allow noo daa
22/03/2022
Dhamaan ardada iskuulka caanoole waxaa loo sheegayaa in ay isku diyaariyaan imtixaanka k**a damabysta ah ee dugsiga sare f4
Ardaygii dhaco sanadkan waxaa waajib ku ah in uu dib ugu soo noqdo iskuulka si wax barashadisii uu usii wado dabadedna uu markale baaso
Macalimiinta waxaan kula dar daarmaynaa ardaygii ku dhaco maadadiisa macalinkaas sanadka kale nooma soo laabanaayo
Sababtoo ah kaasi iskuulka uma soo wado guulo wallow iskuulka uu la liicaayo maamul xumo iyo nadaam darro
Og maamulaha iskuulka
Mahadsanidiin🙏 👈
Admin👨💻
Hambalyo dhamaan ardada iskuulka çaanoole guusha aad ka gaarteen national examkii aad baad noo farxad galinaysaan hadii aanhay bahad sheikh caanoole
Asc dhamaan ardayda sharafta leh ee iskuulka caanoole gaar ahaan fasalka 8aad iyo fasalka f4 in uu bilaaban doono imtixaankii shahaadiga ahaa fasalka 8aad waxay gali doonaan 11 bisha july f4na waxay gali doonaan 18 bisha july waxaan leeyahay dadaala ooo hormar gaara
NB. Fasalka 8aad waxay kugali doonaan iskuulkii h**e muuse galaal oo hada ah jaamacada SIU.
Ogeysiis ogeysiis ogeysis
Dhamaan ardayda io shaqaalaha
Iskuulka hoose dhexe io sarre ee sheikh caanole ayada ooo lafulinaayo amarkii dowlada FS waxaa lafasaxay iskuulka 15 maalmood
Arimo caafimaad dartood ayada oo laga hortagayo cudur fara ba an ku hayo Dunida oo dhan oo loogu magac daray crona virus ama covd19
Mahad sanidiin alle ha idin ilaaliyo
22/01/2020
Alx alle ayaa mahad leh inoo suura galiyay in tartankii iskuulka sheikh caanoole noogu bilaawdo si wanaagsan oo degnaan ah maanta oo taariikhdu ahay 22 /1 / 2020 waa guul alle nagu manaystay alle ayaana ku mahad san
Talaabo kasta oo horay loo qaado
Alle kasokow waxaa mahad balaaran mudan
In loo mahad celiyo gudigii isku soo howlay howshan tartan aqooneedka ah aad bay umahadsan yihiin dhamaan ardayda iyo macalimiinta sida ay ugu qayb qaateen habsami usocodka tartankaas waxaana xusid mudan in tartankaas lagu furay labada fasal oo kala ah F4 vs G4 waxay guusha ku raacday fasalka ugu sareeyo iskuuulka ee f 4 waxayn ku badiyeen dhibco gaaraya 4 dhibcood
Alle ayaa mahada iskaleh maanta waxaa si wanaagsan noogu bilaawday imtixaankii termka ee Dugsiga hoose dhexe iyo sarre ee
Caanoole ardaydeena sharafta leh waxaan leeyahay alle ha idin fududeeyo imtixaanka
Imtixaanka wuxuu bilaaban doonaa sabtida
Alle ha inoo fududeeyo
Dhamaan ardayda iskuulka hoose dhexe sarre ee sheikh canole waxaa la ogeysiinayaa
In uu bilaaban doono
Imtixaan termka ahaa maalinimada sabtida ah 14 .12 .2019 hadaba ardaydu waa in ay
Iska soo buuxiyaan shuruudaha loogu baahanyahay inta aan lagalin imtixaanka
Waxaan idin rajaynayaa guul wacan
27/11/2019
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
2121