Tayo Online Academy

Tayo Online Academy

Share

Tipyan Online Academy.wa hoyga
Cilmiga& tababarada.wa goob ad ku
xaqiijin karto Riyadada Mustaqbalka

23/06/2026

KU IIBSO 5 $ KALIYA

*1=COURSE NUTRITION.*

WAA 7 CHAPTER IYO

MUUQAALADOODA

*2=COURSE MONITORING AND EVALUATION.*

WAA 6 CHAPTER IYO

MUUQAALADOODA

*3=COURSE BASIC COMPUTER.*

WAA 72 VIDEOS

*4=COURSE ENGLISH 5 BUUG IYO MUUQAALADOODA* .

BEGGINERY
INTERMEDIATE
ADVANCED
TENSE.
GRAMMAR

**5=ARABIC* *COURSE* *6BOOK* *IYO*
*MUUQAALADOODA* .*

Heerka Hoose → المستوى المبتدئ
Heerka Dhexe → المستوى المتوسط
Heerka Sare → المستوى المتقدم

*6= *PUBLIC* *SPEAKING*
*COURSE*

WA 7 LECTURE IYO
MUUQAALADOODA

*7= *PUBLIC* *HEALTH*
*COURSE*

●lntroduction to public
Health.
●Biostatistics
●Anatomy
●Epidemiology
●Health Communication
●Prevention and control
Communicable disease

*8= *GRAPHIC* *DESIGN*
BY *COMPUTER*

*Adobephotoshop*
WA 14 MUUQAALO

*9= *TEACHER* *TRAINING*
*COURSE*

WA 4 CHAPTER IYO
MUUQAALADOODA

FIIRO GAAR AH DHAMMAANTOOD

WAA 5$ OO KALIYA

RIIX HALKAN HADDII AAD

DOONEYSO FURSADA QAALIGA

https://wa.me/252622508724

18/06/2026

Baro English Si Xirfad Leh! 🇬🇧
Ku soo biir Course English ka sh ee bilaabaneysa May 9 2026:
✅ Speaking& Conversation
✅ Grammar
✅ Reading& vocabulary
✅ listening World news
👨‍🏫 Macalimiin khibrad iyo aqoon sare leh
⏳ Mudada Course-ka: 6 Bilood
🎓 Waxaa la bixinayaa Diploma Certificate marka Final Exam-ka lagu guuleysto.
📲 WhatsApp: 06222508724
📞 Call: 0619328817
✨ Iska diiwaangeli hadda

17/06/2026
04/06/2026

Macamil Nala soxariir

22/05/2026

📚✨ TIPYAN BOOK SHOP ✨📚
Aqoonta waa furaha horumarka iyo mustaqbal ifaya.
Ku soo dhawoow Tipyan Book Shop, halka aad ka heli karto buugaag tayo leh oo kor u qaadaya aqoontaada iyo xirfadahaaga.
📖 Buugaagta Aan Heyno:
✅ English Books
✅ Arabic Books
✅ Math Books
✅ Time Management Books
✅ Handwriting Books
✅ Health Books
✅ Nutrition Books
👨‍🏫 Waxaan sidoo kale haynaa buugaag ay qoreen macalimiin iyo aqoonyahanno khibrad leh oo kaa caawinaya waxbarasho tayo sare leh.
🌟 Buug kasta waa tallaabo aad ugu socoto guul iyo horumar.
📲 WhatsApp: 0622508724
📞 Call: 0619328817

22/05/2026

📚 Ma rabtaa inaad si xirfad leh u barato Luqadda Carabiga?
Hadda waa fursaddaadii! ✨
🎓 Waxaa kuu diyaar ah koorso dhamaystiran oo lagu baranayo Af-Carabiga muddo 6 Bilood ah.
✅ Waxyaabaha lagu baranayo koorsada:
📖 1. الكتابة والقراءة
Barashada qorista iyo akhriska Carabiga
📝 2. الكلمات الجديدة
Erayo cusub iyo kordhinta aqoonta luqadda
🗣️ 3. الحوارات
Wadahadallo iyo ku hadalka Carabiga
📚 4. النحو
Naxwaha iyo habdhiska saxda ah ee luqadda
📰 5. اللغة الصحافة
Luqadda warbaahinta iyo saxaafadda
🎖️ Marka uu ardaygu dhammeeyo koorsada waxa uu qaadanayaa:
🏅 Shahaado Diploma Af-Carabi ah
👨‍🏫 Macallimiinta waa jaamiciyiin khibrad dheer u leh barashada Af-Carabiga.
📅 Mudada Koorsada: 6 Bilood
📲 Isdiiwaangelinta:
WhatsApp: 0622 508724
☎️ Call: 0619 328817
⏰ Deg-deg isku diiwaangeli oo maanta bilow safarkaaga barashada Af-Carabiga! ✨

22/05/2026

🎨 BARO GRAPHIC DESIGN COMPUTER-KA ADIGOO GURIGAAGA JOOGA! 💻🔥
Ma rabtaa inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh?
Kusoo biir koorsadeena Graphic Design BY Computer oo si fudud kuu baraysa naqshadeynta casriga ah. 🚀
📚 Waxyaabaha lagu baranaayo koorsada:
✅ Photoshop
✅ Illustrator
✅ Logo Design
✅ Poster & Banner Design
✅ Facebook Post Design
✅ Business Card Design
✅ Flyer & Brochure Design
✅ Color & Font Skills
✅ Practical Projects
🎯 Faa’iidooyinka Koorsada:
✔ Casharo fudud oo la fahmi karo
✔ Macalimiin khibrad leh
✔ Practice dhab ah
✔ Certificate dhamaadka koorsada
📲 WhatsApp: 0622 508724
📞 Call: 0612 508724

22/05/2026

BARO BASIC COMPUTER SKILLS – FURSAD QAALI AH! 💻
Ma rabtaa inaad barato xirfadaha kombiyuutarka oo kaa caawinaya shaqo iyo ganacsi?
Tipyan Academy waxay kuu diyaarisay koorso dhamaystiran oo soconaysa 5 bilood!
📚 Waxyaabaha aad baran doonto:
✅ MS Windows
✅ MS Word
✅ MS Excel
✅ MS PowerPoint
✅ MS Access
🔥 Faa’iidooyinka: ✔️ Waxaad yeelan doontaa xirfad shaqo
✔️ Waxaad si fudud u isticmaali kartaa computer
✔️ Fursado shaqo iyo ganacsi ayaad heli kartaa
📅 Mudada: 5 Bilood
📍 Boosaska waa xadidan yihiin — hadda isdiiwaan geli!
📲 WhatsApp: 0622508724
👉 Si toos ah ula xiriir: https://wa.me/252622508724
🚀 Ha seegin fursadan — Bilow maanta oo horumar samee!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Somalia
Mogadishu