Somali Centeral college for training health and languages

Somali Centeral college for training health and languages

Share

educational

04/01/2023

Wa qeyb ka mida ardada wax ka barata
Qaasatan Ardada Barata Koorsada Luuqada English-ka oo sameeyay Tijaabo heerkoda ku hadalka Luuqada ka dib markey dhameysten buugi 1aad
Waxeyna qaadan doonan buugaag kala duwan intey usocoto Koorsadan.
Dhaman Dadka Daneynaya Barashada luuqada English-ka, Cilmiga Kombuterka, Cilmiga Caafimadka, Barashada madoyinka Sceintific-ga iyo koorsooyin kale oo muhiim ah Gacmo Furan aya lagu soo dhaweynaya
.

Photos from Somali Centeral college for training health and languages's post 02/11/2022




1)Xîkwãmï pøy
2) Raxmo Ibraahim Muxumed
3) Maamo Xalaawi Cali Gurey

Ugu horeyn waxan halkan hambalyo uga direynaa 3 arday oo ka mida ardadi horay uga qalin jabisay Barefadka Somali Central Institute Faraciisa Matabaan sanadki 2021 oo ku soo baxay imtixaan ey qaaday Wasaarada Cafimadka Hirshabelle iyo Haayada Save The Children waxeyna ka mid noqon doonaan Shaqaalaha ka howl gali doona isbitaalka guud ee degmada mataban oo dhawan la furaayo

Waxan ugu horeyn u mahad celineynaa allah SWT oo inoo suurto galiyay in ardadan si qurux badan u dhameystan duruustoda oo u socotay mudo 2 sano ah una soo dhabar adegeen si ey u gaaran hadafkoda waxbarashada.
Maanta waxa ey xaqiijiyen mid ka mida guulihi ey inbadan ku taamaayeen.
Waxan u rajeyneynaa guulo badan dhaman ardada Barefadka

Date: 02/11/2022

12/08/2022
20/08/2019

Welcome

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Kilometer Four
Mogadishu
CENTRAL

Opening Hours

14:00 - 21:30