Haqabtire Online College

Haqabtire Online College

Share

Kusoo dhawaada Haqabtire Online College waxaad ka helikarta courses ka la ah nursing, midwifery

19/06/2026

Ogeysiis Ogeysiis muhiim dhamaan waxaa la ogeysinaa bahda jecel waxbarashada in HAQABTIRE ONLINE COLLEGE uu bixin dona tababar ciwaankiisu yahay Postpartum Hemorrhage PPH oo ah dhiigbaxa ku imaada hooyada marki ay dhasho kadib waxaana ku barandonaa inta uu inoo socdo seminarkeena
%maxaa la dhahaa dhiig baxa imaada hoyada markay dhasho kadib
%imasa ml ayaa kabaxa hooyada markii ay caadi u dhasho iyo markii ilmaha lagu qalo
%maxaa sababa dhiigbaxaas
%Meeqa nuuc ayuu u qeybsamaa
%Sidoo lo daweyaaa lona manage gareyaa
%Sidee looga hortagaa
%Dawoyinka loo isticmaalo pph




16/05/2026

Ogeysiis Muhiim ah dhaman waxa la ogeysinayaa bahda jecel waxbarashda in HAQABTIRE ONLINE COLLEGE wuxuu bixinayaa diplomoyin free
Diploma in Nursing
Diploma in Nutrition
Diploma in Midwifery
Diploma in first aid
Diploma in Obstetric and gynecology
Waxaana ku Baran dontaan mudo gaaban
Waxaana ku qaadaneysaa Online classes
Ka faideysi wacan






Kla so xariir Wathsupp no #687191578

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu