08/07/2026
KULAN SAAXIIBTINIMO
Kulanka. Saaxiibtinimo Oo U Dhexeeyay Labada Dugsi Ee Dariska Ah Ee Kala Ah Dugsaiga
11 Janaayo vs Shariif Qulateen
Ciyaaryahanada Labada Dugsi Oo Soo Bandhiga Ciyaar Xirfadeedu Sareyso Ayaa Waxa Ay Kusoo Dhamaatay 5 - 4 Oo Ay Guushu Ku Raacday Dugsiga 11 janaayo pss
Jir Foyoow Ayaa Maskax Foyoow leh