Abdala Citizen Samow

Abdala Citizen Samow

Share

� �

29/03/2025

Ciid Wanaagsan!

Ciid wanaagsan dhamaan ummada Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Alle hainaga aqbalo acmaashii bisha barakaysneyd ee Ramadaan, sanadkan sanadkiisana alle hanagu gaarsiiyo barwaaqo iyo horumar.

Farxad iyo nabad ku ciida dhammaantiina.

29/03/2025

Eid wanaagsan dhammaan umada islaamka ah gaar ahaan shacabka soomaaliyeed.

20/10/2024

Qurbaha waxaa yaalo nolal aad u adag
Allah ha wada naxriisto qoyskaan soomaaliyeed waxa ku dhacay.

19/10/2024

Mom 👩 👪

17/09/2024

M.a naxriista qof kastaa u baahan.

22/01/2024

M.a gabadh nimaan ladhalan ayaa dhiban allow gabdhaheena noo daa

15/11/2023

Salaada arkaanteeda sax.

16/04/2023

Soomaalideenii hadi ay sinaatey isu samafalkeeduna waa dan iyo seetee!

29/12/2022
17/12/2022

Hooyaday 10:00 habeenimo ayey banaanka ii saartey anigoo gabar yar ah
Qiso xanuun badan , dhibta kudhacda ilmaha uu waalidkood isfuro😭😭😭

08/09/2022

Waano kusocta dhalinyarada

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Dabka Street
Mogadishu