07/11/2024
Qofna maliito Balse waxaa jira qof aan aqoon halka uu ku fiicanahay
Caynurahmaschool ugu imaaw Waxarasho Tayo leh oo uqalanta ubadkaada.
07/11/2024
Qofna maliito Balse waxaa jira qof aan aqoon halka uu ku fiicanahay
29/09/2022
11/01/2022
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiie
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda jecel waxbarasho tayo leh in Dugsiga Diyaarinta Caynu Rahma uu dib ubilaabay qabashada ardayda
Ardayad oo loo diyaarin doono habka ugu macquulsan lagana diyaarin doono manhajka haddaba soo gaar xarunta schoolka oo yaa lagaa buuxin
Address:Hodan~garoonka jaamacada contacts616759842/618064522
Ogeysiis, Ogeysiis dhamaan ardayda iyo jecel waxbarashada waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga diyaarinta ee Caynurahma uu qaadanaayo Arday Cusub oo isugu jira bilaaw,dhexdhexaad iyo dhameyatir.
Preparation school waxaa uu bixin doonaa maadooyinka sida Carabiga, Tarbiyada,English,Somaaliga,farqurxinta, Xisaabta, Scientific subjects,Caafimaadka.ayada oo Casharada lagu bixin hab maqal iyo muuqaal ah.
Hadaba waxaan markale Ku ogeysiineynaa in ay qorista socoto fasalada la qaadanayana ay xadidan yahiin ee horey u-gaar
Mahadsanidiin