Garisa Primary& Secondary School

Garisa Primary& Secondary School

Share

𝐆𝐀𝐀𝐑𝐈𝐒𝐀 𝐖𝐀𝐀 𝐆𝐎𝐎𝐁𝐓𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐒𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐀𝐑𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐎𝐁𝐂𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐑𝐃𝐀𝐘𝐆𝐀

Photos from Garisa Primary& Secondary School's post 05/11/2025

Maanta oo ah maalinimo arbaco oo ay taariikhdu ku beegan tahay 5/11/2025 waxaa xarunta weyn ee ka bilowdey imtixaan bileedkii 1aad sannad dugsiyeedka 2025-2026.
Guul ayaan idin rajeynaynaa dhammaan ardayda Insha allah

30/08/2025

📢
Waxaa weli xarunta iskuulka ka socda diiwaan-gelinta ardeyda cusub sannad dugsiyeedka 2025-2026 ee
horey gaara

14/08/2025


Shaacinta natiijada imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.
Guul ayaan u rajeynaynaa dhammaan adeyda Soomaaliyeed .

19/06/2025

Maamulka iyo Macalimiinta Dusiga secondary_School waxey Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardeyda Fasalka 12aad oo maanta usoo idlaaday imtixaanka ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare .
Waxaan dhammaan ardeyda soomaaliyeed u rajeyneynaa Guul iyo Natiijo sare oo ay ku farxaan.
.

Photos from Garisa Primary& Secondary School's post 09/06/2025

الحمد لله رب العالمين
Allah subxaanahu watacaalaa ayaa mahad oo dhan u sugnaatey oo maanta inoo suura-geliyey in aan ka mid noqono kumanaanka ardey ee u fariistey imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee gobolka Banaadir.
Guud ahaan ardeyda soomaaliyeed waxan u rajeyneynaa guul
.

18/04/2025

أنا لله وأنا اليه راجعون أنا لله وأنا اليه راجعون أنا لله وأنا اليه راجعون
Anagoo ah maamulka iyo macallimiinta wax ka dhiga iskuulka Garisa primary and secondary school ayaa halkaan tacsiiyo tiiraanyo leh uga direynaan Aabbaha dhaley ustad Cabdi Saalax oo ku geeriyoodey sh/hoose gaar ahaan deegaaanka Mubarak waxaa aan la qeybsaneynaa ustaad saalax geerida murugada leh ee ka timid Aabbihiisa waxa aan leenahay Allaha u naxriisto kutubkiisa midigta Allaha ka siiyo jannatul fardowsan Allaha ka dhiga gurigiisa ahelka iyo qaraabad uu ka baxayna Allaha qaboojiyo Aamin Aamin Aamin Ayaan leenahay

18/04/2025

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈𝐘𝐎 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda 𝐈𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐈𝐒𝐀 waxay tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan Ustaad Cabdi Saalax Sheekh Cabdi
Geerida naxdinta leh ee ku Timid Aabbiis Sheekh Saalax Sheekh Cabdi oo ku geeriyooday deegaanka Mubaarak ee gobolka shabeellaha hoose.
Waxaan alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa janno siiyo, ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tageyna samir iyo iimaan allah ka siiyo.
Sakaraatki wuu dhafyee su' aalaha qabriga allaah u fududeeyo Jannatul firdowsa allaah ka waraabiyo. Aamiin 🤲

Photos from Garisa Primary& Secondary School's post 15/04/2025
Photos from Garisa Primary& Secondary School's post 15/04/2025

Waxaa si habsami leh weli uga socda xarunta weyn ee dugsiga hoose dhexe iyo sare ee gaarisa imtixaan bileedkii labaad ee sannad dugsiyeedka 2024-2025
Dhamaan ardayda guul ayaan u rajeneynaa insha Allah

29/03/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta iyo ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
Allah inaga aqbalo Acmaashii bishii ramadaan aanu soo soonay

28/02/2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨

Waxaan ugu hambalyaynaynaa dhamaan umadda islaamka gaar ahaan umadda soomaaliyeed 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧
Allah waxaan ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwii ka faa'iideysta fadliga bishan barakeysan

# 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

21/11/2024

Waxan farxadda iyo Hambalyada maalinta macallimiinta la qeybsaneynaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan waxaana leenahay

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Al-baraka Hodan, District
Mogadishu