Garisa Primary& Secondary School

Garisa Primary& Secondary School ๐†๐€๐€๐‘๐ˆ๐’๐€ ๐–๐€๐€ ๐†๐Ž๐Ž๐๐“๐€ ๐†๐”๐”๐’๐‡๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐†๐€๐‘๐€๐€๐ƒ ๐Š๐Ž๐๐‚๐ˆ๐˜๐€๐‡๐€ ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐†๐€

07/06/2026

Farriin Wacyigelin Ku Socota Ardayda U Fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad iyo Doorka Maamulayaasha Dugsiyada

Fariintaan waxay ka timid Agaasinka waxbarashada gobolka banaadir.

Maanta oo ah maalinimo arbaco oo ay  taariikhdu ku beegan tahay 5/11/2025 waxaa xarunta weyn ee   ka bilowdey imtixaan b...
05/11/2025

Maanta oo ah maalinimo arbaco oo ay taariikhdu ku beegan tahay 5/11/2025 waxaa xarunta weyn ee ka bilowdey imtixaan bileedkii 1aad sannad dugsiyeedka 2025-2026.
Guul ayaan idin rajeynaynaa dhammaan ardayda Insha allah

๐Ÿ“ข Waxaa weli xarunta iskuulka ka socda diiwaan-gelinta ardeyda cusub sannad dugsiyeedka 2025-2026 ee horey gaara
30/08/2025

๐Ÿ“ข
Waxaa weli xarunta iskuulka ka socda diiwaan-gelinta ardeyda cusub sannad dugsiyeedka 2025-2026 ee
horey gaara

 Shaacinta natiijada imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.Guul ayaan u rajeynaynaa dhammaa...
14/08/2025


Shaacinta natiijada imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.
Guul ayaan u rajeynaynaa dhammaan adeyda Soomaaliyeed .

19/06/2025

Maamulka iyo Macalimiinta Dusiga secondary_School waxey Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardeyda Fasalka 12aad oo maanta usoo idlaaday imtixaanka ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare .
Waxaan dhammaan ardeyda soomaaliyeed u rajeyneynaa Guul iyo Natiijo sare oo ay ku farxaan.
.

ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† Allah subxaanahu watacaalaa ayaa mahad oo dhan u sugnaatey oo maanta inoo suura-geliyey in aan ka ...
09/06/2025

ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†
Allah subxaanahu watacaalaa ayaa mahad oo dhan u sugnaatey oo maanta inoo suura-geliyey in aan ka mid noqono kumanaanka ardey ee u fariistey imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee gobolka Banaadir.
Guud ahaan ardeyda soomaaliyeed waxan u rajeyneynaa guul
.

ุฃู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฃู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุฃู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฃู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุฃู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฃู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Anagoo ah maamulka iyo macallimiinta wax ka d...
18/04/2025

ุฃู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฃู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุฃู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฃู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุฃู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฃู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Anagoo ah maamulka iyo macallimiinta wax ka dhiga iskuulka Garisa primary and secondary school ayaa halkaan tacsiiyo tiiraanyo leh uga direynaan Aabbaha dhaley ustad Cabdi Saalax oo ku geeriyoodey sh/hoose gaar ahaan deegaaanka Mubarak waxaa aan la qeybsaneynaa ustaad saalax geerida murugada leh ee ka timid Aabbihiisa waxa aan leenahay Allaha u naxriisto kutubkiisa midigta Allaha ka siiyo jannatul fardowsan Allaha ka dhiga gurigiisa ahelka iyo qaraabad uu ka baxayna Allaha qaboojiyo Aamin Aamin Aamin Ayaan leenahay

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ๐˜๐Ž ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡ุงูู•ู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุงูู•ู†ูŽู‘ู€ุง ุงูู•ู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽMaamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda ๐ˆ๐ฌ...
18/04/2025

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ๐˜๐Ž ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡
ุงูู•ู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุงูู•ู†ูŽู‘ู€ุง ุงูู•ู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ
Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐†๐€๐€๐‘๐ˆ๐’๐€ waxay tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan Ustaad Cabdi Saalax Sheekh Cabdi
Geerida naxdinta leh ee ku Timid Aabbiis Sheekh Saalax Sheekh Cabdi oo ku geeriyooday deegaanka Mubaarak ee gobolka shabeellaha hoose.
Waxaan alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa janno siiyo, ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tageyna samir iyo iimaan allah ka siiyo.
Sakaraatki wuu dhafyee su' aalaha qabriga allaah u fududeeyo Jannatul firdowsa allaah ka waraabiyo. Aamiin ๐Ÿคฒ

15/04/2025
Waxaa si habsami leh weli uga socda xarunta weyn  ee  dugsiga hoose dhexe iyo sare ee gaarisa imtixaan bileedkii labaad ...
15/04/2025

Waxaa si habsami leh weli uga socda xarunta weyn ee dugsiga hoose dhexe iyo sare ee gaarisa imtixaan bileedkii labaad ee sannad dugsiyeedka 2024-2025
Dhamaan ardayda guul ayaan u rajeneynaa insha Allah

Address

Al-baraka Hodan, District
Mogadishu

Telephone

+252617415211

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garisa Primary& Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Garisa Primary& Secondary School:

Shortcuts

Share

Category