Safi academy

Safi academy

Share

cadaawe chikin and chipse waxan ugu talgalnay in an cunto lagu iibiyo

08/10/2023

Ogeysiis Muhim ah

Dhamaan Ardada Jecel Barashada Nursinga waxaa la ogeysiinayaa in Jaamacadda Xamar ay qaadanayso arday cusub oo *Diploma in Nursig*

Shift: Part Time
wixii faah faahin ah kala xiriir
Info: 0615750749/0614458577
_____________
University

Photos from Safi academy's post 14/09/2023

𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛

Waxaa la ogeysiinayaa dhaman bahda jacel
Wax barashada inuu Machadka
Safi academy
Uu bilabi doono qabashada arday cusub ee cafimadk make-up cilaan saar iyo computure

* Waxbarashada Machadka qiimo dhimis balaaran ayaa lagu sameyay. Oo ardeyda si free wax ku baranaayaan

*safi Academy
waxa u bishaan qaadanayaa Ardey cusub

* Course yada waxey socondonan Fulltime iyo part time 3bill
Xarunta waxa ay ku talaa agagaarka agagarka dufle dagma hodan

Kafaa ideyso fursadaan qaliga ah oo isdiiwaan geli ✍ . Laxariir namberka hoos ku xusan

0614458577 /7664079

Photos from Safi academy's post 01/09/2023

𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛

Waxaa la ogeysiinayaa dhaman bahda jacel
Wax barashada inuu Machadka
Safi academy
Uu bilabi doono qabashada arday cusub ee cafimadk make-up cilaan saar iyo computure

* Waxbarashada Machadka qiimo dhimis balaaran ayaa lagu sameyay. Oo ardeyda si free wax ku baranaayaan

*safi Academy
waxa u bishaan qaadanayaa Ardey cusub

* Course yada waxey socondonan part time 3bill
Xarunta waxa ay ku talaa agagaarka agagarka dufle dagma hodan

Kafaa ideyso fursadaan qaliga ah oo isdiiwaan geli ✍ . Laxariir namberka hoos ku xusan

0614458577 /7664079

Photos from Safi academy's post 25/08/2023

Waxaan dib ufurne fasalo cusub cilaan saarka hadaba yuu kaa buuxsamin dib usoo gaar nagala soo xirir namber 0614458577 615356679

18/08/2023

Ogeysiis Ogeysiis waxaan idin ogeysinaynaa macadka xirfada iyo towbarada ee Safi academy iney bilowdey barashada caafimaatka oo leh paratica joogta maadoyinka caafimaatka ay bixiney waxaa ka mid ah.
First aid
Pharmacology
Communicable diseases
Physiology
Anatomy
Naturation
Hadaba yaa lamogaan xarunta waxey kutaa cabdi Qasim dhabarka danbe ee dufle

Tell:0614458577 ama 7664079

Safi academy hoyga tawabarka caafimaatka

Photos from Safi academy's post 17/08/2023

Ogeysiis waxaan idin ogeysinaynaa dhamaan bahda jecel barashada xirfada cilaan saarka Safi academy ayaa din bilow xirfada cilaan saarka waxa ay ledahay paratico joogta ah iyo theory joogta hadaba ku soo dhawaw safi academy

Hadaa u bahantahy barashada

cilaanka nagala soo xirir 0614458577/7664079

Safi academy


Hagabtiraha bahidadad xirfadeed

Photos from Safi academy's post 05/08/2023

Waxaan halkaan hamplyo lawadageynaa dhamaan ardeyda ku guulesatey dugsi sare hadana waxaan si qAas ugu hamplyeneenaa gabdhaha kaalmaha 1aad galay hampal hampal

Team safi academy

Photos from Safi academy's post 03/08/2023

Waxaan halkaan hampalyo ugu direynaa macalinmada caafimaat qeybta midwifery Dr Najma mahamed tifow waxaan kulenahy horey usoco kun jeer qosol malintaada

30/07/2023

Welcme safi academy

24/07/2023

OGEYSIIS OGEYSIIS WAXAA LA OGYSINAA INAY Safi academy AY BILAABTEY KOORSOOYINKA HOOSE KU XUSAN;-

1- Diploma In COMPUTER 🖥
2- Diploma In nursing
3- Diploma In henna arts

Hadaba hadaa daneeneesid Nagala soo xirir namber 0614458577/0770491519

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Talax
Mogadishu