Ogeysiis: Dhammaan dadweynaha ku nool Magaalada Muqdisho waxaa la ogeysiinaya in maalinta berri ah ee taariikhdu tahay 10-06-2020 u bilaaban doono Fasal cusub oo lagu baranayo Luqadda English.
Time: 4:00 galabnimo.
Course: Intensive.
Soo gaar xarunta Iskuulka oo ku taalla Taleex, dhabarka dambe ee Maqaayadda FAXI.
Kala soo xiriir: 0619272750.
ExpertAcademy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ExpertAcademy, Education, Hodan, Taleh, Mogadishu.
EXPERT Academy is one of the institutions in Somalia, particularly in Mogadishu, which has been founded for its need and provides languages, scientific studies, Latin and Arabic handwriting, and all other basic subjects.
18/03/2020
Ogaysiis Ogaysiis.
Taariikh: 18/03/2020.
Maalinta: Arbaco.
Maamulka Iskuulka Expert Academy, waxa uu dhammaan Ardayda Iskuulka ogeysiinayaa in laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 18/03/2020, la fasaxay muddo dhan 14 Maalmood ah. iyada oo la tixraacayo baaqii ay soo jeedisay Dowladda federaalka, lagana fekerayo bad-qabka Ardayda iyo Macallimiinta Iskuulka, si looga feejignaado faafidda caabuqa {COVID19}.
Iskuulka waxa uu dib u furmi doona haddii Alle idmo 30/03/2020, oo ku beegan maalin isniin ah, waxaan rajeynaynaa in Ardayda iyo Macallimiinta ay qaadan doonan taladan, isla markaana ay ilaalin doonan waqtiga.
Mahadsanidiin.
Maamulaha Iskuulka Expert Academy .
Amiin Mohamed Hassan.
26/01/2020
Common confusing words.
Share.
25/09/2019
ACTIVE AND PASSIVE VOICE
21/09/2019
SPELLING RULES
19/09/2019
NEITHER AND NOR
17/09/2019
PARTS OF SPEECH
15/09/2019
Demonstratives: THIS - THAT - THESE - THOSE
10/09/2019
Ka faa'idayso fursaddan qaaliga ah, lana wadaag asxaabtaada.
Hel 50% Barashada Englishka qaybaha kala duwan oo bilaash ah!
FG: Waa Part-time ama Weekend(Khamiis iyo Jimco) keliya.
A video lesson about clothes. Enjoy learning and watching.
08/09/2019
PRONOUN CHART
08/09/2019
Thanks for your priceless support. We are excited to have over 1000 followers.
Waad ku mahad santihiin sidaad nooga caawiseen inaan gaarno in kabadan 1000 likes muddo yar.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu