جامعة شمس العلوم قسم بونتلاند

جامعة شمس العلوم قسم بونتلاند

Share

جامعة شمس العلوم جامعة اسلامية محضة غير مشوبة بمواد ما?

09/05/2026

macallimiinta, iyo dhammaan ardayda jamacadda Shamsul Culuum waxay si weyn u sagootinayaan Maamulaha jamacadda, Sheekh Cabdullaahi Maxamuud Xaamud (Baakistani), oo u ambabaxay gudashada waajibaadka Xajka,
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu safarkiisa ka dhigo mid kher ah, kana aqbalo gudashada manaasikta Xajka iyo dhammaan acmaasha suuban. Eebe na ha ka yeelo Xajkiisa xaj Mabrūr ah

30/03/2026

Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa kusoo wajahan Magaalada Bosaso iyadoo la filaayo inuu ka qayb galo Munaasibada Qalinjebinta Jaamacadda Shamsu Culuum oo Maalinta Khamiista ka dhacaysa Magaalada Bosaso.beerta Rays

09/03/2026

Abdiqaadir mahad farah ayaa noqday Ardaygii kaalinta 3aad ka galay Tartanka 30ka Juz ee Qur'aanka kariimka ka ah Degamada Bosaso.

Photos from ‎جامعة شمس العلوم قسم بونتلاند‎'s post 08/03/2026

Maamulka iyo macalimiinta Machadka iyo Jaamacadda Shamsul Culuum ee magaalada Boosaaso waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan laba arday oo ka tirsan ardaydeeda kuwaas oo ka soo hooyay guul sharaf leh Tartanka Qur’aanka Kariimka Ee bisha Ramadaan.

Ardaydan qiimaha badan waxay muujiyeen dadaal, sabir iyo jacayl ay u qabaan Kitaabka Alle

Guushan waxay astaan u tahay heerka sare ee waxbarashada iyo tarbiyadda Qur’aanka ee ka jirta Shamsul Culuum.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa ardayda, waalidkooda iyo macallimiintii dadaalka badan geliyey barbaarintooda.

Machadka iyo Jaamacadda Shamsul Culuum waxay mar walba ku dhiirrigelinayaan ardayda inay ku dadaalaan barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka.

Hambalyo mar kale guusha qiimaha leh ee aad gaadheen.

16/01/2026

Qayb kamid ah barayaasha jaamacada shamsul Cullum bosaso oo ku sugan gaalkacayo

25/02/2025

Hal maalin ayaa ka harsan Xaflada qalinjabinta Ardayda Jaamacada Shamsul Culuum dufcadii 5aad iyo qalinjabinta ardayada machadka Shamsul culuum dufcadii 9aad ayaa ka qabsoomaysa magaalada Boosaaso ee beerta rays 27-2-2025

22/01/2025

يسر جامعة شمس العلوم أن تعلن عن دورة تدريبية مكثفة حول أساسيات البحث العلمي، والتي تهدف إلى تعزيز مهارات الطلاب والباحثين في إعداد البحوث الأكاديمية وفق الأسس العلمية والمنهجية الصحيحة.
محاور الدورة:
1️⃣ فهم البحث العلمي – ماهية البحث العلمي وأهدافه وأهميته.
2️⃣ اختيار موضوع البحث – كيفية تحديد موضوع البحث وصياغة مشكلة الدراسة.
3️⃣ جمع المصادر والمراجع – طرق البحث عن المصادر العلمية واستخدامها بفعالية.
4️⃣ كتابة خطة البحث – إعداد مقترح بحثي شامل ومنظم.
5️⃣ المنهجية العلمية – اختيار وتصميم المنهج البحثي المناسب.
6️⃣ كتابة البحث – كيفية صياغة المحتوى العلمي بطريقة أكاديمية.
7️⃣ التنسيق والتحرير – تنسيق البحث وفق معايير الكتابة الأكاديمية.
8️⃣ التوثيق – أساليب التوثيق العلمي (APA, MLA, Chicago وغيرها).
9️⃣ عرض البحث – مهارات تقديم وعرض البحث بطريقة احترافية.

📌 مدة الدورة: مكثفة (3 أيام)
📍 المكان: عبر زوووووووم
📅 التاريخ: [2025/01/25]
🎓 المستهدفون: طلاب الجامعات، الباحثون، المهتمون بتطوير مهاراتهم في البحث العلمي.
غرفة واتساب
https://chat.whatsapp.com/EOyEJ5C8HslFdWStk6t4vR
غرفة تلجرام
https://t.me/afiifacademy
🔹 للتسجيل والاستفسار: يرجى التواصل عبر [رقم الهاتف 0634448720//0907251625]

انضموا إلينا لاكتساب مهارات البحث العلمي وصقل قدراتكم الأكاديمية!

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website