Feysal Omar Lamane

Feysal Omar Lamane

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Feysal Omar Lamane, Personal coach, Mogadishu.

07/10/2022

AL Shabab Weey Ahadeen Iga Qora Midaas

07/10/2022

AL Shabab Oo Xoog Ku Hubeeyay Besha Madaxweyne Xasan Shiiq Waa Heer Kaloo Mada Daala Ah.

26/09/2022

Xildhibaan Shub "In la dhintaa la rabbaa dhimishaa diyaar loo yahay,nimanyahow maqaayadii halkaas ayay ka shidan tahay,Waajid ma leh Qansax dheere ma leh Diinsoor ma tagi kartid anaga lee go’doon eh kaliya "

26/09/2022

DEG DEG: Ciidamada dowladda oo iskugu jira Gorgor oo xoogga dalka ka tirsan, Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo Duufaan oo NISA ah ayaa weerar xooggan oo jihooyin kala duwan ah ku qaaday deegaano u dhow Beerta Cali Mahdi iyo Basra oo dhaca indha u dhaxeyso degmooyinka Balcad iyo Afgooye.

Dagaalka oo saakay aroortii billaawday ayey ciidamada dowladda kula wareegeen deegaannada kala ah Walamooy, Basro, Bakhaad iyo Balad-Amiin, waxaana wali socdo dagaal xoogga oo ay ciidamadu sii eryanayaan firxadka kooxda AS.

Gurmad ciidan oo xooggan ayaa ku qulqulaya aagga dagaalku ka socdo, waxeyna laammaha ammaanka noo xaqiijiyeen in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ku dileen dagaalamayaal iyo horjoogayaal ka tirsan kooxda AS, waxaana saraakiisha hoggaaminaya ku jira Taliyaha qeybta guud ee Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole.

Deegaannada maanta laga qabsaday kooxda AS ayaa ahaa kuwii looga yeeri jiray Ganacsatada Muqdisho iyo kuwa labbada Shabeelle, wuxuuna istaraatiijiyad ahaan kooxda ugu ahaayeen marinka labbada Shabeelle.

26/09/2022

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.

Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Ergayga gaarka ah Mr. Swan ayaa kulankooda iskula soo qaaday xaaladaha dhanka siyaasadda, ammaanka iyo bini’aadamnimo ee dalka ka jira maanta iyo qaabka ugu habboon ee gargaar loo gaarsiin karo dadka dhibaateysan ee abaaruhu saameeyeen.

Ergayga ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u tahay inay dowladda Soomaaliya gacan ka siiyaan barnaamijyada hortabinta u leh qorshaha xukuumadda DanQaran.

26/09/2022

Hogaamiyaha Ururka Alshabaab oo fariin u diray beelaha kacdoonka ka wada gobolka dhexe Somalia

Sida Galguduud iyo Hiiraan

23/09/2022

Hargeysa: Carruur yaryar oo daad laga badbadiyay Yaa Alah.

19/09/2022

Cali Dhere Farintiisii Ugu Dambeysay Ayuu Jediyay Nabad Galyo Umadda Aad Leysay Ayaa Kaa Horeysa Qayamaha Meel Gal Hadii Aad Awood Leedahay Caliyoow.

18/09/2022

Shiiq Umal Iyo Wasiir Khadiija Diiriye Oo Dagalkooda Cirka Isku Sii Shareeray
Duni Wexeynu Jognaa Culamdii Oo Lagu Dhaganyahay.

13/09/2022

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe "baraha Bulshada wax lagu baahiyo run ma ahan wiilka yarna lama dilin"

11/09/2022

Gaashaanle Cabdifitaax oo sheegey inuusan ka Tanaasuli Doonin inta uu Noolyahay hadalkii Odayaasha Dhaqanka , Sidoo kale wuxuu sheegeyn in laga waan Toobo Istcimaalka Ereyga
( Kooxo aan la garaneynin )

09/09/2022

TUUG MA ARAGTAY IYO DAACAD LA.AANTA KAJIRTA SOOMAALIDA QAARKEED

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu