Kacaan International Educational Centre

Kacaan International Educational Centre

Share

Walaalayaa ku soo dhawaada macadka barashada luqadaha iyo tawabarka caafimaad ee kacaan

28/02/2025

Ramadaan Mubarak

Maamulka, Macalimiinta iyo ardayda Kacaan International Educational Centre waxay idinkugu bishaareenayaan bilaabashada bisha Barakeesan ee Ramadaan

Waxan Alle ka rajeeneenaa inuu naga aqbalo acmaasha bisha barakeesan ee Ramaadan 💖

23/08/2024

Koobka galabta lasiin doono kooxdii ku guleysato

23/08/2024

Maanta waxaa lasoo gabgabeynayaa koobkii

Waxaa kaama dambeysta soo wada tiigsaday labada kooox
vs


07/08/2024

Ustaad Sayid Cali Mohamed Duceysane

06/08/2024

Maamulaha guud iskuulada Kacaan institute of language and health training
Ustaad Omar Mohamed Sabriye
Ayaa dahfuray koobka kacaan cup

01/08/2024



Maalinta beri ah oo ku beegan maalin jimco ah waxaa furmi doono hadduu Alle idmo koobka loogu magac daray oo uu qabanaayo dugsiga Kacaan institute of language and health training
Waxaa lagu dahfuri doonaa labada koox kala ah
vs

Koobkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya ardayda dugsiga Kacaan school .

28/07/2024

Goor dhow filo

24/07/2024

Dugsiga Dhaariq Primary and Secondary School
Waxa uu fursad siinayaa ardayda aan shanta maalin janis u helin waxbarashada
Dugsiga waxa uu shaqeeyaa
Maalmaha khamiista iyo jimcaha

Photos from Kacaan International Educational Centre's post 24/07/2024

Maanta oo ah maalin Arbaco taariikhduna ku beegan tahay 24-7-2024
Waxaa uu tartan xiiso leh dhexmaray labo oo group oo ka socday
kacaan Branch one iyo kacaan Branch Two
Tartanka ayaa ku bilawday si qurux badan
Waxaana lagu tartamaayay maadooyinka
AF-Soomali
Xisaab
English
Tartanka ayaa ku zoo dhamaaday bar-bar dhac ama bareejo
Mid kasta waxa uu keensaday 25 dhibcood



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu