Sitcos College Madiina

Sitcos College Madiina

Share

Center Of High Quality Education

22/10/2021

Dhamaan bahda jecel waxbarashada gaar ahaan maadada saxaafada waxaa lagu war galinayaa in fasal cusub furmay , fadalan ardaygii daneeynaayo hala so xiriiro numbarka hoos ku xusan.
wa.me/+252617653550

Photos from Sitcos College's post 14/11/2020
06/12/2019

Qaar kamid ah Ardayda dhigata Cilmiga Saxaafada ee SITCOS COLLEGE MADIINA, kuwaasoo dhiganayay Mudo laba isbuuc oo kaliya oo soo bandhigay barnaamij cajiib ah.

Photos from Sitcos College Madiina's post 04/12/2019

Masha Allah, Alxamdulillah.
Waxaa maanta si qurux badan usoo dhamaaday Imtixaankii dhexe ee Ardayda English-ka.
Waxaa sabtida bilaaban doono, Hadu Alle idmo Imtixaanki dhexe ee Ardayda Scientific Subjects-ka.

Waxaan dhamaan Ardayda dhigata SITCOS COLLEGE MADIINA u rajeyneynaa Guul iyo Horumar.

Photos from Sitcos College Madiina's post 27/11/2019

Masha Allah, Alxamdulillah waxaa galabta si qurux badan inoogu soo dhamaaday Tartan Aqooneedkii u dhaxeeyay Ardayda SITCOS COLLEGE MADIINA.

Tartan kasoo isugu soo haray finalkiisa Groupyada A&D, ayaa waxeey guusha ku raacday group D.

Waxaanu leenahay Hambalyo Hambalyo, Guusha aad gaarteen anagane waa inoo guul.

Marka Guusha hal mar oo kaliya ma ahan haka niyad jabina in aad horay usii socotaan.
Mahadsanidiin.

Photos from Sitcos College Madiina's post 27/11/2019

Waxaa maanta soo idlaanayo Tartan aqooneedkii u dhaxeeyay Ardaydya SITCOS COLLAGE MADIINA.

Waxaana Finalka u Tartamayo Groupyada A iyo D.

: lasoco natiijada galabta maqribki Saacadu markeey tahay 06:50PM.

Like and share, Mahadsanidiin.

20/11/2019

Masha Allah, Alxamdulillah.
Maantane waxaa si habsami leh inoogu soo idlaaday Tartan aqooneedkii u dhaxeeyay Group-yada A iyo C, kasoo aay guusha ku raacday Group A.

Waxaan sidoo kale ognahay in Arbacadii h**e aay guuleysteen Group D, Tartankii u dhaxeeyay group-yada B iyo D.

Waxaan u hambalyeyneynaa dhamaan ardayda ka qeybgashay Tartan Aqoonka Horyaalka SITCOS COLLEGE MADIINA, si qaas ahne waxaan ugu Hambalyeyneynaa labada group ee usoo baxay Finalka Tartanka.

Waxaan idiin leenahay dadaal wacan.
Waxaan sugnaaba waa cida ku guuleysata koobka arbacada soo socoto kuna beegan 27-da bisha 11 aad ee 2019.

13/11/2019

Masha Allah, Alxamdulillah waxaa maanta si qurux badan inoogu soo idlaaday Tartan Aqooneedkii quruxda badnaa ee loogu talay galay Ardayda dhigata SITCOS COLLEGE MADIINA.

12/11/2019

Waxaa berito inoo bilaaban doono, Hadu Allaha awooda leh ogalaado Tartan Aqooneed si qurux badan loosoo agaasimay Kaasoo dhexmari doono ardayda dhigata SITCOS COLLEGE MADIINA.

Photos from Sitcos College Madiina's post 30/10/2019

Masha Allah, Alxamdulillah.

Maanta oo Arbaca ah 30/ 10/ 2019, Waxaa si qurux badan inogu soo idlaaday Imtixaankii bisha October.

Waxaan sido kale Ardayda SITCOS COLLEGE Madiina u rajeyneynaa guul iyo Horumar wacan Insha Allah.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
MADIINA,SUUQA-WEYN,AARGADA