Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry

Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry

Share

veterinary purpose

Photos from Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry's post 24/08/2022

Wuxuu ahaa taba bar aan siinay qaar kamid ah ardeyda wax kabarato jaamacadaha dalka...

Photos from Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry's post 11/08/2022

Sawirada Siminaarka qeybta 1aad.

Maanta oo Khamiis ah waxaa si Qurux badan noogu so idlaaday Seminarkii aan kaga hadleynay veterinary clinical examination
Waxaan u mahad celineynaa
Dr. Abdirahman dahir barre.

Waxaan idinla wadaagi doona qeybo kala duwan oo Sawirada ah iyo muuqaalo koo kooban insha allah Maalmaha soo socda

09/08/2022

DATE: 11/8/2022
TIME: 02:45:PM
GOOBTA: GLOBAL UNIVERSITY
Presenter: Dr Abdirahman Barre
DVM. MS. VETERINARY PATHOLOGY AND DIAGNOSTIC UNIVERSITY OF NAIROBI

Photos from Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry's post 04/08/2022

Waxaa dhaqaatirta xanaanada xoolaha loo qabtay seminar ciwaankiisa ahaa
Comman veterinary drugs used in medication of domestic animals
seminarkaas oo soo agaasimeen bahda machadka Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry iyo duunyo veterinary survice waxaa soo jeediyay Dr Abdillahi Mohamed Hassan ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo seminarka wuxuu kusoo dhamaadi guul
FG. Shahaadada waa diyaar qofkii ubaahan halasoo xiriiro hoggan mahadsanidiin

03/08/2022

Caawa inshaa allah
8:00 PM ZOOM

MARTIQAAD TABABAR ONLINE Cinwaanka: “
";Comman veterinary drugs used in medication of domestic animals;"
Waxaa si wadajir uqaban doono Hoggaan college iyo Duunyo hospital
Wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir gudoomiyaha Hoggaan college Dr.yasin osman sharif 0616303641
Waxaa soojeedindoono
Dr. Abdullahi Mohamed Hassan
Taariikh: 3/8/2022, fiidka Arbacada ay Khamiis soo gelayso, 08:00pm fiidnimo, Waqtiga Geeska Afrika
Ku soo biir zoom
Hoggan College of veterinary is inviting you to a scheduled Zoom meeting.

Topic: Comman veterinary drugs used in domestic animals
Time: Aug 3, 2022 08:00 PM Mogadishu

Join Zoom Meeting
https://us05web.zoom.us/j/88971206835?pwd=ZXRhanBhb0hiTGdJSXN0Tkc1QVduZz09

Meeting ID: 889 7120 6835
Passcode: Hoggaan

28/07/2022

15/07/2022

MARTIQAAD TABABAR ONLINE Cinwaanka: “
";Care and Management Of Dairy Farming;"
Waxaa soojeedindoono
Dr. Abdikadir Osman Salah
Taariikh: 20/7/2022, fiidka Arbacada ay Khamiis soo gelayso, 08:00pm fiidnimo, Waqtiga Geeska Afrika
Ku soo biir zoom
Hoggan College of veterinary is inviting you to a scheduled Zoom meeting.

Topic: Care and management of dairy farmig
Time: Jul 20, 2022 08:00 PM Pacific Time (US and Canada)

Join Zoom Meeting
https://us05web.zoom.us/j/86099150885?pwd=N1lhbTFNTERRQWF6c1M3S3I3V25WUT09

Meeting ID: 860 9915 0885
Passcode: Cqt3mp

03/12/2021
Photos from Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry's post 27/11/2021

Waxaa dhaqaatirta xanaanada xoolaha loo qabtay seminar ciwaankiisa ahaa
impact of drought on pastrol communities seminarkaas oo soo agaasimeen bahda machadka Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry waxaa soo jeediyay Dr abdinasir abdulahi abdi ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo seminarka wuxuu kusoo dhamaadi guul
FG. Shahaadada waa diyaar qofkii ubaahan halasoo xiriiro hoggan mahadsanidiin

26/11/2021

MARTIQAAD TABABAR ONLINE Cinwaanka: “
";I𝙢𝙥𝙖𝙘𝙩 𝙤𝙛 𝙙𝙧𝙤𝙪𝙜𝙝𝙩 𝙤𝙣 𝙥𝙖𝙨𝙩𝙧𝙤𝙡 𝙘𝙤𝙢𝙢𝙪𝙣𝙞𝙩𝙞𝙚𝙨;"
Waxaa soojeedindoono
Dr.Abdinasir Abdulahi Abdi
Taariikh: 26/11/2021, fiidka jimcaha ay sabti soo gelayso, 08:00pm fiidnimo, Waqtiga Geeska Afrika
Ku soo biir zoom
Hoggan College of veterinary is inviting you to a scheduled Zoom meeting.

Topic: Impact of drought on postoral communities
Time: Nov 26, 2021 08:00 PM Pacific Time (US and Canada)

Join Zoom Meeting
https://us05web.zoom.us/j/81059530992?pwd=K3pBNExKMm1zVXhTY1d4dURSdFBYdz09

Meeting ID: 810 5953 0992
Passcode: y6rPz5

26/11/2021

Welcome dactors

Photos from Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry's post 23/11/2021

Xafiiska Hoggan College of veterinary science and animal hisbandry location Wadajir ceelqalaw balanteenu waa hormarinta xanaanada xoolaha

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Wadajir District Ceelqalaw
Mogadishu