Hambalyo Ciidul Fitri! 🌙
Kullu Caam wa Antum Bikheyr!
Maamulka iyo macalliminta Machadka Sisti, wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa curashada munaasabadda Ciidul Fitriga.
Maadaama aan u dabbaaldegayno maalintan barakaysan, Machadku wuxuu idin xasuusinayaa in barashada Xirfadaha & Tababarada ay tahay furaha mustaqbal ifaya.
Baro xirfad berrito kugu hagi karto mustaqbalka!
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga wada aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee aan soo qabannay bishii Ramadaan.
Ciid mubaarak, ku ciida farxad iyo nabad.
Taariikhda: 20/03/2026 (1 Shawwal 1447).
Goobta: Xaafadda Jabuuti, degmada Kaaraan.
Tel: 617477771.
Machadka SISTI
BARO XIRFADAHA BADALI KARA NOLOSHAADA
19/03/2026
Hambalyo Ciidul Fitri! 🌙
Maamulka iyo macalliminta Machadka Tababarada iyo Xirfadaha ee Sirmaqabe (Machadka Sisti) waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan ardayda iyo waalidiinta munaasabadda Ciidul Fitriga darteed.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga wada aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee aan soo qabannay bishii Ramadaan.
Ciid mubaarak, ku ciida farxad iyo nabad.
Taariikhda: 20/03/2026 (1 Shawwal 1447).
Goobta: Xaafadda Jabuuti, degmada Kaaraan.
Tel: 617477771.
Machadka Sisti wuxuu kuu diyaariyay Koorsooyinkaan iyo kuwa lamid ah
05/03/2026
Kusoo dhawaaw Tababarada iyo Xirfadaha Gacanta ee Machadka Sisti
Machadka Sisti waxaad ka heli doontaa Tababarada iyo Xirfadaha Gacanta:
🎨 1. Xirfadaha Gacanta (Creative & Practical Skills)
Kuwani waa xirfadaha lagu barto farsamada gacanta, badidooduna waa lacag la'aan ku baro:
📚 2. Tababarada Aqooneed (Technical & Professional Training)
Kuwani waa tababaro u baahan barasho qoraal iyo ku-dhaqan farsamo oo xafiis ama caafimaad ah:
🎁 FURSADAAN
Waxaan si Lacag la'aan ah kugu baraynaa Xirfadahaas:
📞 Wixii faahfaahin ah, naga soo wac: 617477771
Ama soo booqo Xarunta
📍 Goobta: Degmada Kaaraan, agagaarka Shaleema Liiban (Waaxda Jabuuti).
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
Mogadishu