Abdirahman Kulmiye
Politician | Businessman | Leader | Entrepreneur | Driving Growth Across Somalia’s Leading Companies
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Caawa Go'aan Adag Ayuu Qaatay Doorasho Qof iyo Cod ah 15 May 2027
15/05/2026
Dadki dhahaayay 15 May hala gaaro Maxaa Ku dhacay Maanta Taariikhdu Waa 15 May 2026.
Fahad Yasin Mucaarad Waaye lkn Ma Ordi Karo😂
Hassanow soo bax ku bixi maa Qofti is leh xassanaa inya miir yeesho soo baxaa.
By Xaaji Muuse Suudi
15/05/2026
Gurigaas Dahabka ka Sameysan Waa Villa Somalia Hassan Sheikh Mohamud Ayaana dhistay.
Hassanow soo bax kusoo bixi maa‼️
15/05/2026
Dalxoreeye Hassan Sheikh Mohamud Waxaa u haray:
•1 Sano (One year)
•12 Months (12 Bilood)
•365 Days (365 Maalin)
•8760 Hours
•525,600 Minutes
•31,536,000 Seconds
Abdirahman Kulmiye
BANAANBAXA HIIL SHACAB Axada 10 May 2026.
07/05/2026
Hambalyo Sxbkey Liban Dhimbil iyo Marwadiisa oo maanta maherkoodu ka dhacay Magaalada Mogadishu bata oo barakooba idam Alle.
Maamulka Gobalka Banaadir oo go'aan culus ka soo saaray dhulboobkii lagu haayay shacabka Magaalada Mogadishu.
Click here to claim your Sponsored Listing.