Adult School Alumni Club

  • Home
  • Adult School Alumni Club

Adult School Alumni Club School

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ๐ƒ๐š๐ฎ๐ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐๐š๐ง, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaacday buu...
30/07/2026

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ๐ƒ๐š๐ฎ๐ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐๐š๐ง, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaacday buugiisa qalinjabinta heerka kobaad ee jaamacada.

๐ƒ๐š๐ฎ๐ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐๐š๐ง waxa uu kamid ahaa ardaydii ka baxday xarunta Adult Taleex

Adult School Alumni Club

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ๐€๐›๐๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaa...
16/07/2026

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ๐€๐›๐๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaacday buugiisa qalinjabinta heerka kobaad ee jaamacada.

๐€๐›๐๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ waxa uu kamid ahaa ardaydii ka baxday xarunta ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ ๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐ค๐ž๐ง๐ฅ๐ž๐ฒ

Adult School Alumni Club

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaac...
15/07/2026

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaacday buugiisa qalinjabinta heerka kobaad ee jaamacada.

๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐waxa uu kamid ahaa ardaydii ka baxday xarunta Adult Taleex

Adult School Alumni Club

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa Sandhool Socdaal Kulane, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaa...
15/07/2026

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa Sandhool Socdaal Kulane, oo ka mid ah qalinjabiyayaasha Iskuulka Adult, kaasi oo difaacday buugiisa qalinjabinta heerka kobaad ee jaamacada.

Sandhool waxa uu kamid ahaa ardaydii ugu firfircooneed ee Iskuulka soo martay, isagoona soo noqday gudoomiyaha Arday ee Adult Taleex

Adult School Alumni Club

Adult School Alumni Club waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Nuur Bariise Diiriye  oo kamid ahaa ardaydii ka qalinjab...
23/05/2026

Adult School Alumni Club waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Nuur Bariise Diiriye oo kamid ahaa ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka Adult xaruntiisa Taleex, kaas oo maanta si guul leh u difaacday buuggiisa qalinjabinta heerka labaad ee Master-ka takhasuska Dacwada ee Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed.

Adult School Alumni Club waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง oo kamid ahaa ardaydii ka qalinjabi...
21/05/2026

Adult School Alumni Club waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง oo kamid ahaa ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka Adult xaruntiisa Howlwadaag, kaas oo maanta si guul leh u difaacday buuggiisa qalinjabinta heerka labaad ee Master-ka ee Jaamacadda Kampala International University (KIU) ee dalka Uganda.

Adult Alumni Club wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mahad Isse Ali oo kamid ahaa qalinjabiyaashii Adult School, kadi...
19/05/2026

Adult Alumni Club wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mahad Isse Ali oo kamid ahaa qalinjabiyaashii Adult School, kadib markii uu si guul leh u soo dhamaystay waxbarashada heerka koowaad ee Bachelor-ka, kana diyaariyay cilmiga International Relations ee jaamacadda Yozgat Bozok รœniversitesi ee dalka Turkey.

Waxaan Mahad u rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waxbarasho iyo horumar joogto ah.

13/05/2026

Ustaad ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐š๐ฌ ๐€๐š๐๐š๐ง ๐ˆ๐ฌ๐š๐š๐ช waxa uu kamid yahay Ardaydii ka baxday Iskuulka Adult Xaruntiisa Howlwadaag, hadana waa bare ka tirsan Isla iskuulkii uu ka baxay.

25/04/2026

Naadiga Qalinjabiyayaasha Iskuulka waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Ugaas Cabdirisaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faracade, oo maanta lagu caleema saaray magaalada Muqdisho.

Ugaas Cabdirisaq wuxuu kamid yahay ardaydii ka qalinjabisay iskuulka, waana sharaf iyo farxad weyn in uu gaaro maqaamkan sare.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu xilka loo igmaday ku asturo caddaalad, hikmad iyo hanuun, una fududeeyo gudashada waajibaadka culus ee saaran. Sidoo kale, waxaan rajaynaynaa inuu noqdo hoggaamiye bulshada u horseeda midnimo, nabad iyo horumar.

17/04/2026

๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ๐Ž๐ฌ๐จ๐›๐ฅ๐ž hambalyo ku aaddan sanad guuradii 20aad u diray Iskuulada Adult.

Ismail wuxuu ka mid yahay ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, gaar ahaan xaruntiisa Taleex, sanad dugsiyeedkii 2021โ€“2022.

Wuxuu bogaadiyay kaalinta weyn ee ay Iskuulada Adult ka qaateen daboolidda gaabkii waxbarasho ee dalka, isaga oo u rajeeyay horumar iyo guulo sii socda.

Address


Telephone

+252616469252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adult School Alumni Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Adult School Alumni Club:

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share