09/04/2024
Ciid wanaagsan Dhamaan Umada Soomaliyeed meel waliba dunida ka joogtaan.
Ciid wanaagsan
Sanadkaan sanadkiisa caafimaad iyo cibaado suuban Alle hanagu gaarsiiyo.
Investing in Knowledge
09/04/2024
Ciid wanaagsan Dhamaan Umada Soomaliyeed meel waliba dunida ka joogtaan.
Ciid wanaagsan
Sanadkaan sanadkiisa caafimaad iyo cibaado suuban Alle hanagu gaarsiiyo.
16/02/2024
New Online Course
Professional Diploma in
Nutritional Screening & Assessment
Dhamaan ardayda soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa in City International College uu bixinaayo Diploma ku Sabsan Hababka loo baaro nafaqo darada caruurta iyo qiimeentooda.
Si aad u hesho macluumaad fadlan la xiriir
0610808902 WhtsApp.
07/12/2023
Jimco Wanaagsan Dhamaan ardayda Soomaaliyeed.
City International College
Dhamaan Ardayda Jecel waxbarashada waxaa lagu wargalinayaa in City International College uu bilaabaayo koorso Computer software qeybihiisa kala duwan Qaab Online ah sida:-
wixii faah faahin ah kala xiriir
info@ 61 0808902
Dhamaan ardayda jecel barashada Nutrition ka waxaa lagu wargalinayaa in City International College ay bixin doonto Mudo 2 isbuuc ah Xirfada looga baahanyahay in uu barto qofka raba inuu ka shaqeeyo xarumaha MCH-yada.
Si aad uga faa'iideysato Koorsada fadlan la xiriir
Info@0610808902 whatsApp
Info@0619151597 Call Center
16/12/2022
Short Course on : Community Nutrition
: Planning Health Promotion and Disease Prevention.
Dhamaan ardayda Barata Nurses , Public Health , Iyo Nutrition ka waxaa lagu wargalinayaa in la qaban doono koorso maadada Community Nutrition taas oo aas aas u ah shaqada iyo xirfada barashada Nutritionka.
Si aad u hesho macluumaad dheeri ah fadlan wac :
0610808902 whtsApp.
05/12/2022
Diploma in Heamatology & Blood Banking.
Dhamaan ardayda soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa in City International College Iyo isbitaalka Sahal ay qabanayaan Koorso Muhiim u ah ardayda Barata cilmiga Sheybaarka.
Si aad u hesho macluumaad dheeri ah booqo xarunta isbitaalka Sahal ee ku yaala Isgoyska Howlwadaag.
: 0610808902
15 Students Available
___________________
City International College
30/09/2022
FREE ONLINE COURSE ON -
MATERNAL, INFANT AND YOUNG CHILD
NUTRITION (MIYCN).
COURSE BACKGROUND
(MIYCN) is a programme that addresses the challenges in feeding infants and young children, as well as meeting the nutritional and biological needs of the lactating mother.
Course Duration 12 Weeks
Mode: Online
https://t.me/+CjvW93ypXaszM2U0
Call Center : 0619151597
30/09/2022
Professional Certificate
Procurement & Supply Chain Management
Free Online Course / 12 Weeks
Telegram link
https://t.me/+Fr1mMlHlhB1iN2E0
COURSE OUTLINE
________
Module 1: Introduction to Purchasing and
supply chain management
1.1 The Environment of Purchasing & Supply
Management
1.2 Why purchasing is important
1.3 Terms and Concepts of Purchasing &
Supply Chain Management
1.4 Four Enablers of Purchasing & Supply
Module 1 Assignment
____________
Module 2: Principles of negotiation
2.1 Introduction of Principles of
Negotiations
2.2 Types of Negotiation
2.3 Factors in Negotiation
2.4 Negotiation Ethics
Module 2 Assignment
__________
Module 3: Supply chain management
3.1 Supply Chains
3.2 Types of Supply Chains
3.3 Supply Chain Management
3.4 Other Aspects of Supply Chain
Management (SCM)
Module 3 Assignment
Case Study – Final Assessment
Info: 0617307805 WhtsApp
0610808902 Call center
29/12/2021
Bastami Agency
Mahadsanidiin
Waxaan ku faraxsanahay inaan u nashqadeynay macaamiilkeena sharafta badan City International College website-kooda. Machadka waxuu si toos ah casharada ugu bixiyaa Online-ka qaasatan website ka. Booqo oo hadda baro aqoon ku anfacda.
Dalbo hadda inta ay fursadda qiima dhimista furan tahay website kaaga.
𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: 👇
Telephone number:📱 +252615120071
WhatsApp Nmuber: +252613207406
☎️ 690502
10/11/2021
Fasal cusub bilow ah oo luqada English-ka ayaa beri bilaaban doono sacadu marka aytahay 1:00 Pm. Insha allah
Si aad u hesho macluumaad dheeri ah la xiriir
Info@: 0619151597 WhtsApp
________
Welcome to City International College