18/06/2026
π Hambalyo Ardayda Fasalka 8-aad π
Maanta waxaa si guul leh ugu soo dhammaaday imtixaankii fasalka 8-aad.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydeenna dadaalka, dulqaadka iyo juhdiga ay muujiyeen muddadii waxbarashada iyo imtixaanka.
Waxaan idiin rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya oo guul iyo horumar leh. Alle ha idiin barakeeyo dadaalkiinna, hana idiin sahlo tallaabooyinka xiga ee waxbarashadiinna.
Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa. πΉπβ¨