Iskaashi technical and technology waxaan diyaar kula nahay Inaan kuu hagaajinayo qasaalad nooc waliba aad heesato hadii ay qasaalad kaa ciladeesantahy nagala soo xiriir lambarada kala ah
π 6 9217253 Ama whatsup 61 3499309
Usaame sports
"Usaame Sports β Warar, falanqeyn & muuqaalada ciyaaraha ugu xiisaha badan." Maal galiye
21/10/2025
Hi
Somali gamer oo diidey in tinta loo jaroπ
Ninkaan naag ayaa cirka oogu soo dhacdey layaab soma ahan
14/10/2025
Maalin madow oo quluubta Soomaaliyeed ka goβin,
Waa 14 Oktoobar β maalin ilmada iyo xusuustu isku milmeen.
Magaalada Muqdisho waxay la qaylisay murugo,
Soobe wuxuu noqday goob dhiig iyo dambas isku qasay.
In ka badan 500 ruux oo aan waxba galabsan,
Hooyooyin, arday, ganacsato, iyo caruur yaryar β
Waxay noqdeen shuhado, nafahoodii waxay u hurteen dalkooda.
Qaraxii Soobe wuxuu na baray in midnimo iyo naxariis ay ka xoog badan yihiin nacaybka,
Wuxuu xasuusiyay in hal naf Soomaaliyeed ay qiimo leedahay.
Ilaahay ha u naxariisto dhammaan dadkii ku dhintay,
Ha bogsiiyo dhaawacii nolol iyo qalbi labadaba,
Ha u barakeeyo Soomaaliya nabad waarta iyo midnimo dhab ah. π€πΈπ΄
Maanta oo kale 14 Oktoobar
Isku day suaashan inaad ka jawaabto
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |