20/09/2026
๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก ๐ฆ๐ข๐ข ๐๐๐๐ช๐๐ฌ๐ก ๐๐ | ๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐ง๐๐ง๐๐ข๐ก ๐ช๐๐๐ 2026
Guddoomiyaha Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne Eng. ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay dhammaan ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ-๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ 2026โ2027, isagoo ku dhiirrigeliyay inay si buuxda uga faaโiidaystaan fursadda qiimaha badan ee waxbarasho ee horyaalla.
Guddoomiyuhu wuxuu ardayda kula dardaarmay inay muujiyaan ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ, ๐ฎ๐ธ๐ต๐น๐ฎ๐ฎ๐พ ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐๐๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ, ayna si joogto ah ugu shaqeeyaan horumarinta aqoontooda iyo xirfadahooda, si ay u gaaraan mustaqbal ifaya oo ay ugu adeegaan naftooda, qoyskooda iyo bulshada Soomaaliyeed.
๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ถ ๐ถ๐-๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป waxaa sidoo kale lagu wargelinayaa in ๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐๐ ๐๐ฒ๐น๐ถ ๐ณ๐๐ฟ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐, waxaana si kal iyo laab ah loogu soo dhaweynayaa inay ka faaโiidaystaan fursaddan oo ay ku soo biiraan ๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐ผ๐ฝ๐ฒ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ โ ๐๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฐ๐ต ๐ผ๐ณ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ, oo ah hoyga aqoonta, tacliinta iyo tiknoolajiyadda.
๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ผ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป๐ป๐ฎ!
Hana noqoto tallaabadan cusub ๐ฏ๐ถ๐น๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ผ๐ผ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐๐๐น, ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป.
๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐ผ๐ฝ๐ฒ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ โ ๐๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฐ๐ต ๐ผ๐ณ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ
โHoyga Tacliinta iyo Teknolojiyadda.โ
#๐ข๐ฟ๐ถ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ช๐ฒ๐ฒ๐ธ2026
#๐๐ผ๐๐ด๐ฎ๐ง๐ฎ๐ฐ๐น๐ถ๐ถ๐ป๐๐ถ๐๐ผ๐ง๐ฒ๐ธ๐ป๐ผ๐น๐ฎ๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ
#๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป๐๐ผ๐ฝ๐ฒ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ