26/05/2026
Ciid Wanaagsan ๐
Maamulka iyo bahda IQra Primary and Secondary School waxay hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta munaasabadda Ciidda.
Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, caafimaad iyo kheyr badanna nagu gaarsiiyo ciiddaan iyo kuwa kale oo badan.
21/04/2026
Kulamadda iyo isku Aadka tartan aqooneedka Teeramka 2aad ee dugsiga hoose dhexe iyo sare ee IQRA
midka fasallada ilaa midka kooxaha nasiib wacan
14/04/2026
Tartan aqooneedka Teeramka 2aad qaybtiisi 1aad wareegiisa 1aad ee dugsiga hoose dhexe iyo sare ee IQRA
Maalinta beri ah waxaa tartami doono fasallada kala ah
fasalka 3aad iyo fasalka 2aad
Inshallah waxaan urajaynaynaa inuu noqdo mid si hufan ku qabsooma labada dhinacba