20/09/2026
TACSI TIIRAANYO LEH
ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan bahda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Boyle waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay marxuumad , gaar ahaan:
Hooyo
iyo ,Waxaan idinka tacsiyadaynaynaa geerida naxdinta iyo murugada leh ee ku timid qoyska iyo dhammaan eheladii ay ka baxday marxuumad .
Waxaan Alle SWT uga baryaynaa marxuumadda inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, qabrigeedana u waasiciyo, nuurkiisana ka yeelo, kitaabkeedana gacanta midig ka siiyo, kana yeelo kuwa Jannatul Firdowsa ku waara.
Sidoo kale, waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu qoyska, hooyada, walaalaha, ehellada iyo dhammaan dadka ay geeridu taabatay ka siiyo samir iyo iimaan, qalbiyadoodana u dejiyo, kana abaalmariyo samirkooda.
Dugsiga Hoose/Dhexe ee Boyle wuxuu idinla wadaagayaa murugada iyo tiiraanyada geerida marxuumadda, waxaana Alle ka baryaynaa inuu kuligeen samir iyo iimaan naga siiyo.
ุงูููู
ุงุบูุฑ ููุง ูุงุฑุญู
ูุง ูุนุงููุง ูุงุนู ุนููุงุ ูุฃูุฑู
ูุฒููุง ููุณุน ู
ุฏุฎููุงุ ูุงุฌุนู ูุจุฑูุง ุฑูุถุฉู ู
ู ุฑูุงุถ ุงูุฌูุฉ.
Aamiin Aamiin Ya Rabbal Caalamiin.
ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู