Imtiyaaz Academy

Imtiyaaz Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imtiyaaz Academy, Mogadishu.

Imtiyaaz Academy 14/05/2025

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Ardayda Imtiyaaz Academy

Waxaan si farxad leh idinku wargelinaynaa in dhamaan casharradii duubnaa ay si bilaash ah ugu diyaar yihiin kanaalkeena rasmiga ah ee YouTube-ka.
Tani waa qayb ka mid ah himiladeenna ah inaan waxbarasho tayo sare leh si fudud u gaarsiino ardayda caafimaadka Soomaaliyeed.

Daawo casharrada adigoo booqanaya: https://youtube.com/?si=Wgyb3VlTWobyPYm-

Fadlan iska diiwaangeli (subscribe) oo shid digniinta (notifications) si aadan u seegin wax cusub.

Imtiyaaz Academy Share your videos with friends, family, and the world

03/05/2022
27/02/2022

Video gan waxan ugu talagalnay inay ardayda ka bartaan qaabka
ay iskaga diiwaan galinayaa app-ka imtiyaaz iyo
qaabka ay u gadan karaan koorsada ay rabaan.
Wixii faafaahin ah la xariir 0615040890

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu