Machad AL- Basiirah

Call Contact the school

Machad AL- Basiirah Barashada Culuumta Shareecada & Luqadda Carabiga

 __________________Maamulka machad A-BASIIRA, wuxuu danaynayaa macallin shareeco oo buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan...
11/09/2026


__________________
Maamulka machad A-BASIIRA, wuxuu danaynayaa macallin shareeco oo buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan:

1. Macallinku waa In uu haysto shahaado jaamacadeed oo Shareeco ah.
2. Waa In uu leeyahay khibrad shaqo ugu yaraan 2-sano.
3. Waa In uu soo gudbiyo CV dhammeystiran.
4. Waa In uu ka weyn yahay 25 sano.

5. Waa In uu ka gudbaa imtixaanka tijaabada ah.
▪︎▪︎waqtiga shaqada: shanta maalin gelinka danbe.

imtixaanku waa 12/09/2026-14/09/2026 goor-sheegtu marka ay tahay 9:30am iyo xarunta machadka.

.

14/05/2026

Tartan Aqooneedka machadka Al-basiirah, labada majmuuco ee kala shaykh Rabiic almadkhalii iyo shaykh muqbil Alwaadicii.

● Machad AL- Basiirah "tacliin tayaysan iyo akhlaaq wanaagsan".

●Muqdisho, Oodweyne, kala-wareegga Hormuud.

🚌 machadku waxa uu lee yahay basas ardayda ka soo qaada xaafadahooda dibna ugu celisa.

◇ 0617-884432 / 0619-537373.

17/04/2026

KALMADAHA DAABUURKA 14/04/2026

soo-bandhigista qeyb ka mid ah awoodda wax-soo-jeedin ee ardayda fasalka (الثالث الثانوي)
------------------------------------------------------------------------------

● Machad AL- Basiirah "tacliin tayaysan iyo akhlaaq wanaagsan".

●Muqdisho, Oodweyne, kala-wareegga Hormuud.

🚌 machadku waxa uu lee yahay basas ardayda ka soo qaada xaafadahooda dibna ugu celisa.

◇ 0617-884432 / 0619-537373.

07/02/2026

وهذه هي خديجة محمد إحدى الطالبات والأمهات في المعهد، تتحدث نيابة عن زميلاتها من الطالبات. 🎓🌷"
Tani waa oo kamid ah ardayda iyo hooyooyinka machadka oo cabiraysa dareenkiida iuadoi ku hadlaya afka saaxiibadeesa waxbarashad..

● Machad AL- Basiirah "tacliin tayaysan iyo akhlaaq wanaagsan".

●Muqdisho, Oodweyne, kala-wareegga Hormuud.

◇ 0617-884432 / 0619-537373.

07/02/2026

الحمد لله، انتهت الامتحانات النهائية.. محمد حسن، أحد طلاب وأولياء أمور المعهد، يعبر عن شعوره نيابة عن الطلاب. 🎓✨"
Alxamdulillaah, waxaa inoo soo dhammaaday imtixaankii k**a dambaysta ahaa.
oo kamid ah ardayda iyo Odayaasha machadka ayaa cabiraya dareenkiisa isagoo ku hadlaya afka ardayda..

● Machad AL- Basiirah "tacliin tayaysan iyo akhlaaq wanaagsan".

●Muqdisho, Oodweyne, kala-wareegga Hormuud.

◇ 0617-884432 / 0619-537373.

04/01/2026

*ثمار الجد والاجتهاد في طلب العلم.*
​ما شاء الله تبارك الله.. لقطات من جلسة عرض واختبار حفظ (المنظومة البيقونية) للطالبة المتميز ة( ).
هكذا تُحفظ المتون وتُبنى العقول. نسأل الله أن ينفع به الأمة.

● Machad AL- Basiirah "tacliin tayaysan iyo akhlaaq wanaagsan".

●Muqdisho, Oodweyne, kala-wareegga Hormuud.

◇ 0617-884432 / 0619-537373.

29/12/2025

ثمار الجد والاجتهاد في طلب العلم
​ما شاء الله تبارك الله... لقطات من جلسة عرض واختبار حفظ المنظومة البيقونية للطالبة المتميزة هكذا تُحفظ المتون وتُبنى العقول. نسأل الله أن ينفع بها الأمة.

● Machad AL- Basiirah "tacliin tayaysan iyo akhlaaq wanaagsan".

●Muqdisho, Oodweyne, kala-wareegga Hormuud.

◇ 0617-884432 / 0619-537373.

 ! !! :1. LIKE saar boggeenna.2. Share-garee qoraalka.3. Ka jawaab su,aasha.4. Noo reeb taleefankaaga. : abaalmarinta wa...
31/07/2025

!

!!

:
1. LIKE saar boggeenna.
2. Share-garee qoraalka.
3. Ka jawaab su,aasha.
4. Noo reeb taleefankaaga.

: abaalmarinta waxaa mutaysanaya qofka ugu horreeya ee ka jawaaba su,aasha.

Nasiib wacan!

.

30/07/2025

● Machad AL- Basiirah "tacliin tayaysan iyo akhlaaq wanaagsan".

●Muqdisho, Oodweyne, kala-wareegga Hormuud.

◇ 0617-884432 / 0619-537373.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615873917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machad AL- Basiirah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Machad AL- Basiirah:

Shortcuts

Share

Category