Madratu Umul Kitaab

Madratu Umul Kitaab

Share

kusoo dhawow Madrasadda quraanka iyo Culuumtiisa ee Umul Kitaab.

19/06/2024

Su'aalo iyo jawaabo diini ah.
Isku day in aad kawada jawaabto.
Like saar muuqaalka followna ina soo dheh.

21/04/2024

Xafsa Bashir Axmed Oo aqrineysa qeyb kamid ah suratu Yusuf.
Sii faafi qur'anka.

14/04/2024

Qiso cajiiba ok Ku saabsan saliga nabiga Salla Allahu calayhi wasallam.
Shiiq Almis sh Yaxya.


05/04/2024

Macalim Mustafa iyo dareenkiisa markii uu arkey ardeydiisa oo arday soo saaray.
Mustaf Macalin Mohamud Ali
.

27/02/2024

Dhulku mafidsanyahy mise Wuu wareegsanyahay.



25/02/2024

Waxa uu dhahay rasuulkii Alle صلى الله عليه وسلم : "Aduunyadu waa raaxo,
Raaxadeedana waxaa ugu kheyr badan, haweeney wanaagsan".

17/02/2024

Shiiq mustafa qiso

18/01/2024

Shekh Dumarka gaalada mala Guursan Karaa?!

13/01/2024

Xafladda Ardayda Wax Ka Baratay Madasada Umul kitab Ee Xafadda Israac 02/06/1445

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Jidka Jaamacadda Muqdisho
Mogadishu

Opening Hours

Monday 05:30 - 18:00
Tuesday 05:30 - 18:00
Wednesday 05:30 - 18:00
Thursday 05:30 - 18:00
Friday 05:30 - 18:00
Saturday 05:30 - 18:00
Sunday 05:30 - 18:00